New York (Raxanreeb) – Hadalkii ku dhaca lahaa ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres uu xalay ka jeediyey kulanka heerka Wasiirka ee Golaha Amaanka wuxuu ka dhashay culayska iyo cadaadiska madaxda reer Galbeedka kaga imaanaya shucuubtooda oo si toos ah warbaahinta baraha bulshada kala socda xasuuqa ka dhacaya Gaza. “Waxaa kaloo muhiimad wayn leh...
Day: October 25, 2023
Jamhuuriga oo weli dooran la’ afhayeenka Aqalka Wakiillada
Xubnaha xisbiga Jamhuuriga u matala Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa mar kale Talaadadi shalay isku dayay inay soo magacaabaan murashax cusub oo isu soo taaga xilka Afhayeenka Aqalka.
Mareykanka, Ruushka iyo Carabta oo xabbad-joojin u raadinaya dagaalka Gaza
Mareykanka, Ruushka iyo qaar ka mid ah dalalka Carabta ayaa ka mid ahaa waddamo Talaadadi shalay riixayay isku day ay ku rabaan in dagaalka u dhaxeeya Israel iyo Xamas hakad la geliyo ama in la gaaro xabbad-joojin, si fursad loogu helo in gargaar bani’aadannimo la gaarsiiyo dadka ku go’doonsan magaalada hareereysan ee Gaza.
Cali Guudlaawe oo magacaabay Wasiiro cusub
Madaxweynaha maamul goboleedka HirShabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo xalay soo saaray wareegto ayaa soo magacaabay saddex wasiir oo cusub, kuwaas oo kamid ah noqonaya golaha wasiirada ee maamulkaasi.
Somaliland oo markii ugu horreysay ka hadashay dama Itoobiya ee Seylac
Somaliland ayaa markii ugu horreysay jawaab ka bixisay hadalkii dhawaan kasoo yeeray Itoobiya ee ku aadan inay rabto dekedda Saylac.
Ethiopia’s Quest for Sea Access
Abyi Ahmed, the Prime Minister of Ethiopia, has been in the spotlight recently due to his remarks about acquiring sea access by force, which has triggered strong opposition in Somalia. To fully understand the controversy surrounding Abyi Ahmed’s comments, it is important to consider the historical context between Ethiopia and Somalia. Both countries have a...
RSF accuses Sudan army of bombing French embassy
Sudan’s paramilitary Rapid Support Forces (RSF) group has accused the country’s army of “air-bombing the French embassy” in the capital city. In a long post on X, formerly known as Twitter, the RSF said the alleged bombing caused “substantial damage to the facility”. “The Rapid Support Forces (RSF) vehemently denounces the indiscriminate aerial attack on...
Kenya court extends pause on Haiti deployment
A Kenyan court on Tuesday extended an order barring the government from deploying hundreds of police officers to Haiti on a UN-backed mission aiming to pacify the troubled Caribbean nation. The ruling came a day after the United Nations warned that security in Haiti, where violent gangs control large swathes of the country, has collapsed...
Ciidanka Danab ee Puntland oo hanjaab u diray Saciid DENI
Garoowe (Raxanreeb ) Taliska ciidanka Danab ee Puntland ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin la sheegay in Guddiga doorashada Puntland uu u sameeyay madaxwaynaha waqtiga uu ku sii dhamaanayo ee Saciid Deni. War ka soo baxay ciidanka ayaa lagu sheegay in ay muuqaysa in la doonayo in qalaalase la galiyo hanaanka dowladnimo ee...
Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels
Brussels (Raxanreeb) – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa safar dibadda ah ugu baxay magaalada Brussels ee caasimada dalka Belgium halkaas oo uu kaga qeygalayo shirka Midowga Yurub iyo wadamada soo koraya. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa lafilayaa in uu shirka kajeediyo khudbad ku aadan xaalada Somalia iyo halka uu marayo howlgalada lagu ciribtiraayo Al-Shabaab. Dhanka kale, Madaxweynaha...