Kenya ayaa Khamiistii ka digtay halista kooxaha ay ka midka yihiin Maleeshiyada Al-Shabaab oo qaada weerarro “ay ku taageerayaan” Xamaas, kadib weerarkii dhiigga badani ku daatay ee kooxda Falastiiniyiintu ay ku qaadday Israel.
Day: October 12, 2023
Maxaa ka jiro in dowladda Xasan Sheekh ay tababartay 9k oo ciidan
Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda federaalka ayaa soo dhoweeyay hakinta bixitaanka ciidamada ATMIS, wuxuuna kalsooni ka muujiyey in dowladda ay bilaha soo socda heli doonto ciidamo ku filan oo ay kula wareegto mas’uuliyadda.
Ciidanka DFS & AS oo isku haya Sh. Dhexe & howlgal socda.
Mahadaay (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas ciidanka Dowladda ay ka wadaan howlgal la sheegay in amniga lagu sugayo. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa sheegaya in halkaas intooda badan ay ka socdaan , goobo la sheegay in laga saaray kooxda Al- Shabaab. Ciidanka Dowladda...
DIGNIIN : RW Israa’iil oo la sheegay in la dili doono
Ankara (Raxanreeb) – Wasiir Ku-xigeenka Tacliinta ee dalka Türkiye, Nazif Yilmas ayaa ka dhawaajiyay hadal ka carreesiiyay maamulka Israel, kaddib markii uu sheegay in kooxda Xamaas ay dili doonaan R/Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu soo dhigay Bartaasi. Sidoo kale, Nazif Yilmas oo dib u tweet gareeyey qoraal uu soo dhigay Netanyahu , ayuu ku sheegay in kooxda...
Iran iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay xaaladda adag ee Falastiin
Jeddah (Raxanreeb) – Madaxda ugu sareysa dalalka Sacuudiga iyo Iran ayaa yeeshay wadahadal dhinaca telfoonka ah, waxa ayna ka arrinsadeen dagaalka dhiigga badan ku daadanayo ee u dhaxeeya ururka Xamaas iyo ciidamada Israel. Sidoo kale, Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan iyo madaxweynaha dalka Iran Ibrahim Raisi, ayaa yeeshay wadahadal dheer oo dhinaca telfoonka ah,...