Hassan Nur Mohamed started out as a tea vendor selling cups of tea from a single flask under a tree in Mogadishu. Now, 12 years later, he runs his own restaurant called Hassan-dhere that opened in June, employing five full-time and two part-time staff. “When I started my business I had just one flask of...
Day: October 30, 2023
Two GSU officers killed, 4 injured in IED attack in Garissa
At least two General Service Unit officers were killed and four others seriously injured on Monday morning when a remote-controlled bomb hit their vehicle in Dadaab, Garissa County. Police said the attack took place at Ege Dam along Dadaab-Garissa road when the officers were headed to provide security during the ongoing national The vehicle was...
Traveling is part of my work – Kenyan president
Kenyan President William Ruto has defended his numerous visits abroad, saying they have benefited the country economically. Mr Ruto has been criticised for having made the highest number of foreign trips in a year compared to any of his predecessors. Local media say he has been to 38 countries since coming to power in September...
Muslimiinta Mareykanka oo fariin culus u diray MD Biden
New York (Raxanreeb) – Muslimiinta kunool dalka Mareykanka ayaa si weyn uga carreysan garab istaaga dowladda Madaxweyne Joe Biden u sameysay ciidamada Israil, oo xasuuq ba’an ka geesanaya magaalada go’doonsan ee Gaza. Sidoo kale, Golaha muslimiinta ee dalka Mareykanka ayaa markan doonaya in cadaadis xooggan saaraan madaxweyne Biden, si uu wax uga qabto xaalada kasii dareysa...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhex qarxay labo Maleeshiyood
Dhuusamareeb (Raxanreeb) Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Beeleed cusub oo maanta ka qarxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug kasoo oo udhexeeyo labo Beelood oo dega halkaasi. Sidoo kale, dad goobjoogayaal aha ayaa inoo xaqiijiyay in haatan uu dagaalka kasocdo deegaanka Xananbuure oo ah halka dagaalka xooggiisa uu kasoo bilowday dagaalka udhexeeyo labadan...
Maxay tahay Awoodda Xamaas ee ay Israa’iil uga cabsanayso duullaanka dhulka ee Qasa?
Weerarki lama filaanka ahaa ee Xamaas ay ku qaaday Israa’iil, maamulka dalkaasi wuxu ballan qaaday in kooxda uu ka sifayn doono guud ahaan dhulkaas. Ama uu xididdada ugu siibi doono dhamaan dhulka Qasa.
DFS oo u fulisay ballan qaad ay Tanzainia horey uga ballan qaaday
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Balcad) oo wareysi cusub bixiyay ayaa ka hadlay dooda ka dhalatay dhabar-jabintii lagu sameeyay Xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir oo isku sharraxday kursiga madaxweynaha baarlamaanka adduunka, kaas oo looga adkaaday.
Dagaal culus oo ka socda Galgaduud
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha dagaal culus oo maanta ka qarxay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug, kaas oo u dhexeeyo laba maleeshiyo beeleed oo hubeysan.