Garowe (Raxanreeb ) Cashuuraha gaadiidka ee sadex biloodka ayaa ka bilaamay guud ahaan gobolada Puntland. Maamulka cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda, Ciidamad ilaalada canshuuraha iyo Ciidamada nabadgalyada wadooyinka ayaa bilaamay soo xeraynta gaadiidka aan cashuurta bixin. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Hon-Ahmed Abdirisak Dirie Jowle oo la hadlay Warbaahinta ayaa la hadlay Bulshada gaadiidkayda....
Day: October 15, 2023
PUNTLAND oo gacanta ku soo dhigtay sarkaal sare oo AS – ah
Garoowe (Raxanreeb ) Ka dib howlgal ciidanka amniga Puntland ay fuliyeen ayaa la sheegayaa in gacanta ay ku soo dhigeen sarkaal ka tirsanaa kooxda Al- Shabaab oo ku sugnaa deegaano ka mid ah maamulkaas. Howlgalkan sarkaalkan gacanta loogu soo dhigay ayaa lagu soo waramayaa in ciidanka ay ka fuliyeen buuraha Galgala halkaas oo ciidanka ay...
Golaha deegaanka Bosaaso oo sharci muhiim ah ansixiyay
Boosaaso (Raxanreeb ) Kalfadhiga 1aad ee golaha deegaanka degmada Bosaaso ayaa Maanta si rasmi ah ugu furmay. Kal-fadhigan oo ka dhacay Hall-ka Dowladda hoose ayaa waxaa Daahfuray Gudoomiyaha Golaha deegaanka ahna Duqa Degmada Bosaaso Mudane Abdifatah Haji Shanle iyadoona ay kasoo qayb galeen Wasiirka Wasaarada Dekeddaha iyo gadiidka Badda Puntland Axmed Yasiin Salaax Gudoomiyaha Gobolka...
PRESIDENT DENI’S DILEMMA: THE PATH TO PUNTLAND’S FUTURE
President Said Abdullahi Deni spoke to the Puntlanders on October 13, 2023, two days after he returned from a trip during which he was out of the state for over 55 days. President Deni’s intention in that speech was to maintain the support of his followers, who seemed to have doubts about Puntland’s direction. His...
MD Deni laba daran mid dooro: Dhabbaha Mustaqbalka Puntland
Georgia (Raxanreeb ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taariikhdu markey ahayd 13-October-2023 la hadlay shacabka Puntland labo maalmood kadib markii uu ka soo laabtay safar uu dalka kaga maqnaa in ka badan 55 maalmood. Madaxweyne Deni ayaa ujeedka uu khudbadaasi ka lahaa waxa ay ahayd in uu adkeeyo taageerada xertiisa oo shaki ka qabay...
Feature: “A population of 150 million can’t live in a geographic prison” – PM Abiy Ahmed
Addis Abeba – In a televised speech addressed to Ethiopian law makers, and in what appears to be his first ever open comment on the issue of the Red sea, PM Abiy Ahmed said access to the port is an existential matter for Ethiopia and that Ethiopians should at least start discussing the red sea....
Somalia’s violin novice to TV orchestra triumph in four years
Born at the start of Somalia’s civil war, Maryan Ali Mohamed dreamt of one day performing live on stage. She spent hours impersonating musicians on TV and always hoped to master an instrument. In 2019, she picked up her first violin. Now, the 33-year-old is one of 40 musicians forming a Somali orchestra. The East...
Desert locust swarms detected in parts of Ethiopia
Desert locust swarms have been detected in five regions and one city administration across Ethiopia, an official said Saturday. Speaking at a press conference to state media outlets, State Minister for Ethiopia Government Communication Service Selamawit Kassa said desert locust swarms have been detected in Afar, Amhara, Somali, Tigray and Oromia regions as well as...
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaza
Israel ayaa weli ku adkeysaneysa go’aankii ahaa in magaalada Gaza ay ka baxaan ilaa iyo hal milyan oo rayid ah oo reer Falastiin ah muddo 24 saac gudahood ah.
Gawaari sida gargaar oo ku xayiran xadka Masar iyo Marinka Qasa
Masar, gawaari sida gargaar ayaa muddo saacado ah sugaya inay ka gudbaan marinka Rafax ee xuduudda Qasa iyo Masar.