Narges Mohammadi oo u dhalatay dalka Iran oo u ololaysa xuquuqda aadanaha ayaa ku guulaysatay abaalmarinta nabadda ee Nobel Peace Prize 2023.
Day: October 7, 2023
Nigeriya oo dagaal ba’an kula jirta dadka shidaalka ka xada dhuumaha
Dowladda Nigeria ayaa sheegtay in ay dagaal xooggan la galayso dadka ku howlan in ay lacago badan ka sameeyaan shidaalka laga xado dhuumaha qaada ee mara Gobolka Delka ee dhaca Koofurta Dalkaan cirifka Waqooyi u xiga Qaaradda Afrika.
Casuumadda Muqdisho ee Khaatumo oo khilaaf ka dhax abuurtay DFS
Muqdisho (Raxanreeb) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf madaxda dalka ay ku keentay in magaalada Muqdisho lagu casuumo hoggaamiyaha SSC- Khaatumo kaas oo kulama ka wada magaalada Muqdisho. Sida wararka ay sheegayaan Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa aad ugu xumaaday in Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya caasumad rasmi ah u fidiyo hoggaamiyaha Khaatumo...
Ciidamada Mareykanka oo soo riday diyaarad Turkigu leeyahay
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa Khamiistii soo riday diyaarad aan duuliye la socon (drone) oo Turkiga leeyahay, taasi oo loo arkay inay halis ku tahay ciidamada Mareykanka ee Syria, waxaa sidaas sheegay Pentagon-ka.
XOG : MD Xasan Sheekh – ma ogola in doorasho ay ka dhacdo KGS
Baydhabo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya oo wajahaya caqabad la xiriirta maamul-goboleedyada dalka ayaa la sheegayaa inuu dhawaan tagi doono magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Madaxwaynaha iyo siyaasiinta ka soo jeeda maamul goboleedka koonfur Galbeed ayaa isku maandhaafay in deegaanada maamulkaas ay ka dhacaan doorashooyin maadama waqtiga uu ka dhamaaday Laftagareen. Hase ahaatee Madaxwaynaha ayaa...
Xildhibaano ka xanaaqay in Khaatumo DF casuumad ay u fidiso
Muqdisho (Raxanreeb ) Ka dib markii magaalada Muqdisho uu soo gaaray caasumad uu ka helay madaxda sare ee dalka hoggaamiyaha SSC – Khaatumo waxaa arintaas ka xumaaday xildhibaano heer Federaal ah. Xildhibaanada qaar ayaa sheegay in aysan sax ahayn in hoggaamiyaha Khaatumo sidii maamul goboleed oo kale loogu soo dhaweeyo magaalada Muqdisho. Xubno ka mid...
Falastiiniyiinta ayaa gantaalo ku garaacay dhulka Israa’iil
Tel Aviv (Raxanreeb) Madaafiic ayaa lagu garaacay saakay dhulka ey Isra’iil xooga kudagantahay waxaana madaafiicdan ayaa lagu soo waramayaa in ey kugaraaceen xoogagga Falastiiniyiinta ey kutuureen dhulka marinka Gaza. Sidoo kale, Wax kabadan 10 gantaal ayaa lagu garaacay dhulka Israa’iil ey gacanta kuheyso waxaana seeriga duulaanka cirka laga yeeriyay Israa’iil waxaan aad looga maqlay aaga...
Maxaa ka soo baxay kulan Muqdisho Firdhiye kula yeeshay madaxda DFS ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxa kulan ku yeeshay hoggaamiyaah maamulka SSC-Khaatumo oo markii ugu horeysay soo gaaray caasimada tan iyo markii loo dhiibay hoggaanka maamulkaas. Hoggaamiyaha Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa xubnihii uu kula kulmay magaalada Muqdisho kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin dhismaha maamulkaas iyo sidii Dowladda ay uga heli lahaayeen taageerada...
Ruto oo doonaya in markale uu Shiinaha ka dalbado deyn hor leh
Nairobi (Raxanreeb) Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa lafilayaa in dhamaadka bishan uu safar ugu bixi doono dalka Shiinaha si uu usoo amaahdo lacag dhan $1bn oo dollar si loo dhameystiro mashaariicdii dhismaha wadooyinka si uu sheegay kuxigenkiisa Rigathi Gachagua. Sidoo kale, Rigathi Gachagua ayuu usheegay Warbaahinta Inooro FM in qadaraaslayaal badan ay katageen mashaariic...