The Somali community in Vantaa is grieving the deaths of a mother and her four children following the outbreak of a fire in an apartment in the early hours of Sunday morning. Said Mohammed, a spokesperson for the East Vantaa Somali Cultural Association, told Finnish news agency STT that there is currently very limited information...
Day: October 10, 2023
20 al-Shabab militants killed in central Somalia
Elite forces of the Somali National Army, backed by international partners, killed 20 al-Shabab militants in an overnight operation in the southern Mudug region, in central Somalia, officials said Monday. The Ministry of Information, Culture and Tourism said the operation targeted al-Shabab militants at their hideout in Shabellow forest. “The joint forces’ aim was to...
Fault line cuts Somaliland’s quest for nationhood
On the day Somaliland forces were defeated in Las Anod, shop owner Abdinasir Farah said: “Today, we are free people.” It’s a sentiment shared by others who live in or are from the city and its surroundings. Somaliland had been in control of the city – legally part of Somalia – for 16 years, which...
Kenya court puts a hold on police deployment to Haiti
A Kenyan high court has blocked the government’s plans to deploy police officers to Haiti or any other country pending the hearing of a petition. The judge cited issues raised in the application as being of national importance and public interest. One of the petitioners, former presidential candidate Ekuru Aukot said the proposed deployment was...
Karaash ”Somaliland ha joojiso rabashadaha ay ka wado Ceergaabo”
Garoowe (Raxanreeb) Dowladd goboleedka Puntland ayaa maamulka Soomaaliland ugu baaqay in ey joojiso qilaafyada ey dadka iskaga horkeenayaan kaas oo ay kawadaan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Sidoo kale, War qoraal ah oo uu soo saaray Axmed Karaash ayuu kusheegay in ey joojiyaan ciidanka Soomaaliland ey geeyeen Ceerigaabo iyagoo halkaas kawada iska horkeenid bulsho. Dhanka...
kenya oo wada qorshe ey ciidamo ay ugu direyso Haiti
Nairobi (Raxanreeb) Dowladda Kenya ayaa wada qorshe ey ciidamo booliis oo nabad ilaalin ah u dirto dalka rabshadaha hareeyeen ee Haiti, waxaana Kenya qorshahan ciidamada ku direyso ka taageeraya dalal Mareykanka ku jiro. Dhanka kale, golaha ammaanka ee qaramada Midoobay ayaa dhawwaan meel mariyay in dowladda Kenya ay hagaamiso hawlgalka caalamiga ah ee ciidamada booliska...
Mucaaradka Puntland oo sheegay inay tuutaha qaadanayaan haday bisha Janaayo doorashada dhici weeydo
Maanta waxaa magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland ka furmay shirka Mucaaradka Puntland, kaas oo ay kaga arrinsanayaan sidii loo aadi lahaa doorasho Madaxweynaha, ka hor 8-da January 2024.
Duqeyn culus oo xalay iyo saakay lagu qaaday Jubada Dhexe
Warrarka ka imaanaya koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay iyo saaka duqeyn xagga cirka ah lagu qaaday magaalooyinka Jilib, Saakow iyo Bu’aale.
Hogaamiyaha Iiraan: ‘Gacanta ayaan ka dhuunkaneynaa kuwii weerarka soo qaaday’
Hogaamiyaha ruuxiga Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa beeniyay eedeymaha loo soo jeediyay ee ah, in Iiraan ay ku lug lahayd weerarkii ay Xamaas Sabtidii ku qaadeen Israel.
Maxaa ka jira in Taliban ay Xamas kula biireyso dagaalka Israel?
Taalibaan ayaa beenisay warar ku saabsan inay isku dayayaan inay ku biiraan dagaal-yahannada Xamas, kadib markii qoraal been-abuur ah oo lasoo dhigay barta X lagu sheegay in kooxda reer Afghanistan ay dooneyso inay safarto si ay ugu biirto dagaalka.