MOGADISHU, Somalia 9 October, 2023 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) expresses grave concern regarding the persistent harassment and intimidation directed at our Secretary of Information and Human Rights, Mohamed Ibrahim Bulbul, who was urgently hospitalized on Saturday afternoon due to a deterioration in his health while in incommunicado and unlawful detention. On Saturday afternoon 7...
Day: October 9, 2023
Ilhaan omar oo Cambaaresay weerarka Israa’iil kuqaaday Falastiin
New York (Raxanreeb) – Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay kana tirsan Aqalka Koongareesa dalka Marekanka Ilhaam Cumar ayaa si kulul u cambaareysay weerarka kooxda Xamaas Sabtidii ku qaaday dhulka xooga ku heesato Israel. Sidoo kale, Ilhan Cumar ayaa qoraal ay soo saartay weerarka Xamaas ku tilmaamtay wax laga argagaxo, iyada ku eedeysay Xamaas in ay laayeen dadka...
Mareykanka oo sheegay inay taageero siineyo Israa’iil
New York (Raxanreeb) Xoghayaa difaaca dowladda Mareykanka Lloyd Austin ayaa shaaca kaqaaday in maraakiibta dagaalka uu udiray Mediterranean kuwaas oo isugu jiro Maraakiibta wax duqeysa iyo kuwa qaada gantaalada wax burburiya sida uu sheegagy xoghaya difaaca dowladda Mareykanka. Sidoo kale, Austin ayaa waxa uu shaaca kaqaaday in tani ey muujineyso taageerida birta ah ee uu...
Hoobiye ku habsaday guri Xildhibaan katirsan BFS uu leeyahay
Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa hoobiye saaka aroortii hore ku dhacay guriga Xildhibaan Maxamed Keerow Maxamed oo ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya oo ku yaalla degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Ciidamada DF oo ka hortagay waraxyo ay maleegayeen Al-Shabaab
Waraka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay ciidamada dowladda Soomaaliya ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen duleedka degmada Janaale, kaas oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab.
Shiinaha oo jawaab aysan ku farxin Israel ka bixiyey dagaalka Xamas
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shiinaha ayaa Axaddii ka jawaabtay weerarka lama filaanka ah ee Xamas ay ku qaaday Israel, ayada oo ugu baaqeysa dhammaan dhinacyada inay muujiyaan is-xakameyn, ayada oo qaadaneysa mowqif la mid ah kan Ruushka.