Month: October 2023

Post

First French troops have left Niger – report

France has begun withdrawing its troops from Niger on the orders of the junta, the AFP news agency reports. “The first troops have left,” the spokesperson for the French chief of staff is quoted as saying. Earlier, Niger’s army said the departure would begin on Tuesday under escort from Nigerien forces. Tensions between the two...

Post

Youth-led campaign in Somalia tackles plastic pollution on beaches, boosts marine ecosystems

Somali youth have launched a campaign against the littering of plastic waste on the beaches of the capital, Mogadishu, infusing vitality into marine ecosystems that support livelihoods. This initiative for environmental protection began at Mogadishu’s Liido beach in the Abdiaziz district two years ago. It started with only six volunteers, but the campaign has now...

Post

Electric power company in Gaza ‘running out of fuel’: Government

The government media office in Gaza has issued a statement warning that the company supplying electricity in the Palestinian territory could shut down “within hours” because “it is running out of fuel”. The Palestinian territory that is home to over two million people has already been experiencing widespread power interruption for several nights due to...

DENI   oo  magacaabay Wasiirka  amniga Puntland
Post

DENI   oo  magacaabay Wasiirka  amniga Puntland

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland  Saciid Abdullaahi  Deni ayaa maanta oo Arbaca magacaabay Wasiirka amniga maamulkaas  kaa soo noqday Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bikiin) Wareegto ka soo baxday  xafiiska Madaxwayne Deni ayaa lagu sheegay in  Xaaji Bakiin wixii maanta ka danbeeyo uu laylin doono wasaaradda amniga maamulkaas. Madaxweynaha ayaa sheegay inuu la tashaday...

Turkiga oo deeq taageero ah gaarsiin doono gobolka Sool
Post

Turkiga oo deeq taageero ah gaarsiin doono gobolka Sool

Muqdisho (Raxanreeb) Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Firdhiye oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa magaalada Muqdisho ayaa booqasho kutagay Safaarada Turkiga kuleeyahay magaalada Muqdisho. Sidoo kale, Firdhiye iyo golahiisa fulinta ayaa wadajir ah laqaatay safiiirka safaarada Turkiga Amb. Ibrahim M. Yagli iyo qaar kamid ah howl wadeenada Safaarada. Dhanka kale, boqashadan ayaa qeyb ka ah kulamo uu...

Roobow oo walalkiisa umagacaabay Xoghayaha guddiga arrimaha Xajka
Post

Roobow oo walalkiisa umagacaabay Xoghayaha guddiga arrimaha Xajka

Muqdisho (Raxanreeb)  Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magacaabay guddigga qabanaya tartanka adeegga Xajka ee sannadka soo socda 1445/2024. Sidoo kale, Wareegto uu soo saaray Sheekh Abuu Mansuur ayuu ku magacaabay sagaal xubnood oo noqonaya guddiga tartanka adeegga xajka, waxaana xubnahan ku jira kuwa horey uga tirsanaa guddigii...

Post

UN Human Rights Council faces critical decision on accountability in Sudan and Russia

Amnesty International’s Senior Director for Research, Advocacy, Policy, and Campaigns, Erika Guevara-Rosas, stressed the importance of upcoming votes at the 54th session of the United Nations Human Rights Council (UNHRC) in addressing human rights issues in Sudan and Russia. As the session nears its conclusion, member states will decide whether to establish a human rights...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Israa’iil iyo Falastiin
Post

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Israa’iil iyo Falastiin

Gaza (Raxanreeb)  Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo aan loo meel dayin wali kafulinaya marinka Gaza iyo meelo kale oo katirsan dhulka Falastiin, iyadoo duqeymaha intooda badan loo adeegsaday guryaha dadka Shacabka e daganyihiin. Sidoo kale, Israa’iil ayaa wali wada duqeymo aargoosi waxeyna hub aad u culus u garaacayaan marinka Gaza halkaas oo ay dad...