Day: February 12, 2024

BOSAASO : Oramada ku nool oo la raafayo & dadka oo la soo qabtay.
Post

BOSAASO : Oramada ku nool oo la raafayo & dadka oo la soo qabtay.

Boosaaso (Raxanreeb ) –Magaalada Bosaaso ee gobolka Bari Ciidanka ammaanka ayaa magaaladaas ka wada Boosaaso ka wada howlgal ay sheegeen inuu yahay  mid amniga lagu xaqiijinayo. Waxaa Hawlgalka laga fuliyay bartamaha magaalada iyo xaafadaha qaarkood iyadoo lagu raafay inta badan dadka ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada ee dalka Itoobiya ee magaaladaas ku sugnaa Oromada laga...