Day: February 27, 2024

Home » Archives for February 27, 2024
Qatar Airways oo ka hadashay shil ay diyaaraddooda ku gali lahayd Soomaaliya.
Post

Qatar Airways oo ka hadashay shil ay diyaaraddooda ku gali lahayd Soomaaliya.

Doha (Raxanreeb )- Diyaaradda Qatar Airways ayaa hawada ku jirtay markii kooxda towerka Muqdisho ay amar khaldan siiyeen duuliyaha taasina ay sababtay inuu si deg deg diyaaradda khad hoose ugu dejiyo, laakiin waxaa isla markaas hawada ku soo jirtay diyaarad kale oo ah tan Ethiopian Airlines. Muqdisho iyo Hargeysa ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay...

DF oo dagaal culus ku qaaday Shabaab ku sugan Camaara
Post

DF oo dagaal culus ku qaaday Shabaab ku sugan Camaara

Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya howlgallo culus oo maanta ka socda degmada Camaara ee koonfurta gobolka Mudug, kuwaas oo ay iska kaashanayaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka, oo inta badan ka bar bar dagaallama ciidamada dowladda.

Post

Eight things for President Ali Gudlawe to be re-elected in Hirshabelle

he elections that took place in Hirshabelle were well managed Both the opposition and the conservatives came together in the council of representatives of the Hirshabelle administration. Restoring the areas of Hirshabeele which have been in the hands of the enemy for a long time like. 1-facilitating the signing of enemy attacks. 2-carrying the wounded...

Taliyaha Saldhiga Huriwaa oo loo xiray afduubka & dilka Ganacsade da’yar ahaa
Post

Taliyaha Saldhiga Huriwaa oo loo xiray afduubka & dilka Ganacsade da’yar ahaa

Muqdisho (Raxaneeb ) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxay saraakiil loo xiray dil maalmo ka hor magaalada Muqdisho loogu gaystay nin ganacsade ahaa kaas oo inta la afduubtay lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho. Saraakiisha loo- haysto  dilka  ganacsadahan ayaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay isla markaana dhawaan ay wajihi doonaan cadaaladda sida...

RSF “Maamulada Soomaaliya miyay qabaan ciil qab ka dhan ah Jamaal Cismaan‘’.
Post

RSF “Maamulada Soomaaliya miyay qabaan ciil qab ka dhan ah Jamaal Cismaan‘’.

Berlin (Raxanreeb )- Ciidanka amniga maamul goboleedka Puntland ayaa ka masaafuriyay deegaanada maamulkaas  Jamaal Osman  iyo muuqaal duubihiisa kuwaas oo doonayay in warbixino ka sameeyo kooxaha burcadbadeeda Soomaalida. Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduudka Lahayn (RSF) ayaa cambaareeyay go’aankii Puntland ku musaafuriyay  weriye Jamaal Cusmaan iyo soo saare kale, kuwaas oo katirsan telefishinka Channel4. “Maamulada Soomaaliya miyay...

Post

“Constitutional change is a necessity, not an Option” Dr. Said Isse Mohamud

A Chinese proverb wisely states, “When the winds of change blow, some people build walls, and others build windmills.” In Chinese culture, this expression conveys a figurative message about how individuals approach change. The interpretation of this message suggests that some respond to change by constructing barriers and yielding to fear-driven resistance, aiming to protect...

Halkee kala marayaan  Dowladda Soomaaliya  ,  Somaliland & Itoobiya ?.
Post

Halkee kala marayaan  Dowladda Soomaaliya  ,  Somaliland & Itoobiya ?.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Waxaa sii kordhaya khilaafka dhanka hawada ee u dhaxeeya Dowladda Soomaaliyo iyo maamulka gooni isu- taaga ah ee Somaliland taas oo ilaa iyo hadda wax xal ah loo helin. Khilaafka labada dhinac ayaa sii  xoogaystay wixii ka ka danbeeyay , markii Somaliland ay la macaamiishay Itoobiya , taas  oo keentay inuu...

MUQDISHO : Dilal kala duwan oo ka dhacay qeybo ka mid ah caasimadda.
Post

MUQDISHO : Dilal kala duwan oo ka dhacay qeybo ka mid ah caasimadda.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Magaalada Muqdisho waxaa ka sii socda dilalka loo gaysanayo dadka – shacabka ah kuwaas oo ilaa iyo hadda eheladooda aysan helin wax cadaalad ah. Degmada Shibis ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dil loo gaystay , wiil dhallinyara ahaaa kaa soo laga dhacayay marka uu dilka uu dhacayay Mobile –kiisa Hay’adaha...