Day: February 29, 2024

Home » Archives for February 29, 2024
PUNTLAND ‘’ Kalluumaysiga sharci darrada ah waan ka hortagaynaa ‘’.
Post

PUNTLAND ‘’ Kalluumaysiga sharci darrada ah waan ka hortagaynaa ‘’.

Garoowe (Raxanreeb ) –Laamaha amniga maamulka Puntland  ayaa sheegay in ay socdaan howlgalo ka dhan ah kooxaha shisheeyaha ah ee sida sharci darrada uga  kulluumaysanaya xeebaha Puntland. Arintan  ayaa ka  danbeysay ka dib markii ciidanka gacanta ay ku dhigeen kooxo burcad ah oo dhibaato ku hayay  xeebaha Soomaaliya waxaana socda howlgalo lagula dagaalamayo kooxahaas. Hay’adaha ...

SHIRARA : Dhaqdhaaqa siyaasadeed ee Madaxwaynaha Hirshabeelle.
Post

SHIRARA : Dhaqdhaaqa siyaasadeed ee Madaxwaynaha Hirshabeelle.

Jowhar (Raxanreeb ) – Magaalada Jowhar ee Shabeellaha dhexe waxaa lagu soo gaba- gabeeyay shir looga hadlayay arrimaha doorashooyinka  golayaasha deegaanka. Shirkan waxaa ka qayb galay madaxda gobolada iyo   degmooyinka maamul goboleedka Hirshabeelle waxaana la sheegaa inuu yahay shirkii ugu balaarnaa. Munaasabadda lagu soo xirayay shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf...

Xogta dagaalka gacmaha leysula tagay  Gobolka Axmaarada kahoycaya.
Post

Xogta dagaalka gacmaha leysula tagay  Gobolka Axmaarada kahoycaya.

Adis Ababa (Raxanreeb )- Taliyahii hogaminayey ciidamada Abiy ee Ethiopia ee aagga Gojam Addisu Mohammed ayaa la dilay oo ay kataqaluseen ciidamada Fano Qaybta 31aad taliyahan. Oo hogaaminayay duulanka cusub ee Abiy ee gobolka Axmaarada ayaa waxuu ka talinayay Gojjam. Duleedka Magaalada Bahir Dar ee Waqooyiga Gojam: Dagaal xoogan ayaa ka socda Duleedka Magaalada Bahir...

Biden oo caafimaadkiisa shaki laga qabo ayaa yiri “xaalku waa dhag”.
Post

Biden oo caafimaadkiisa shaki laga qabo ayaa yiri “xaalku waa dhag”.

NewYork (Raxanreeb ) – Madaxwaynaha Mareykanka Joe Biden  ayaa maalmahan si aad ah looga deyrinayay xaaladiisa caafimaad taas oo shaki galisay inuu qaban karo howlmaalmeedkiisa. Warbaahinta Mareykanka ayaa shaacisay in aanu wanaagsayn xaaladda hadda uu ku sugan yahay Madaxwaynaha da’da ah ee dalka Mareykanka Joe Biden. Madaxwaynaha Mareykanka ayaa la sheegay inuu ay aad ugu...

Post

Yemen warns British cargo ship may sink following Houthi attack

A British container ship is in danger of sinking off Yemen’s western coast after being hit by Houthi missiles earlier this month, a Yemeni official warned Wednesday. On Feb. 18, the Houthi group announced targeting the cargo ship Rubymar in the Gulf of Aden with several naval missiles, causing severe damage. Due to strong winds...

Fawsiya Xaaji & Raila Odinga oo hadlay rejadooda tartanka kursiga AU.
Post

Fawsiya Xaaji & Raila Odinga oo hadlay rejadooda tartanka kursiga AU.

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa soconaya  loolanka looga jiro tartanka kursiga Guddoominimo ee  midowga Afrika oo kaas oo dhawaan  loo tartami doono sida qorshuhu uu yahay. Dalalka wadamada gobolka ayaa ugu jira xusul duub adag waxaana dowladuhu ay samaynayaan dadaal kasta oo ay la galayaan shaqsiyaadka ay la doonayaan  hanashada kursiga AU. Xildhibaan Fawsiya Xaaji Aadan...

Post

Kenya and Ethiopia strengthen ties with 7 Memoranda of Understanding

Kenya and Ethiopia have solidified their partnership by signing seven Memoranda of Understanding (MOUs) aimed at fostering collaboration in various spheres and ensuring peace, security, and stability across the continent. The MOUs cover a wide range of areas including cultural development, tourism, wildlife conservation, the blue economy, correctional services, petroleum and energy development, and capacity...

Post

President Said Deni Announces New Puntland Government Council 2024

Garowe, Puntland: The President of the Puntland Government Said Abdullahi Deni announced the formation of a new 21-member Puntland Government Council last night. The new cabinet includes a mix of returning ministers from the previous administration as well as new appointees. It has three female ministers, increasing the representation of women in the council. Some...

RW XAMSE oo diyaar u ah wada- hadal uu la galo Al- Shabaab.
Post

RW XAMSE oo diyaar u ah wada- hadal uu la galo Al- Shabaab.

Muqdisho (Raxanreeb )  Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shaaciyay in Dowladda diyaar ay u tahay in wada- hadal ay la gasho sida uu sheegay kooxaha argagaxisada. Xamse waxa uu sheegay in wada- hadalkaas ay ku xirayso dhanka Dowladda in marka hore kooxahaas oo ay Al- Shabaab ku jirto ay joojiyaan dilalka iyo weerarada qaraxyada...

Post

Ruto, Abiy agree to uphold African sovereignty

Kenya’s President William Ruto and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed on Wednesday agreed to respect individual sovereignties and territorial boundaries of peers in the region, a revealing decision for the Horn of African region. Meeting at state house Nairobi, the two leaders vowed to maintain peace, security and stability within the continent “as a necessary...