Day: June 1, 2024

Home » Archives for June 1, 2024
Taliye muhiim u ahaa KGS oo lagu dilay weerar ay gaysteen maleeshiyo beeleed.
Post

Taliye muhiim u ahaa KGS oo lagu dilay weerar ay gaysteen maleeshiyo beeleed.

Baydhabo (Raxanreeb )- Ka dib weerar maanta oo Sabti ah ka dhacay degmada  Bardaalle ee gobolka Baay ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo la xiriira dagalkaas. Dagaalkan oo dhaxmaray maleeshiyo hubaysan oo u abaabal qaab beeleed iyo ciidanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sababay dhimashada , Taliyiii saldhiga degmada Bardaalle ee gobolka Baay. Dagaalkan...

Ma maleeshiyaad hubaysan ayaa ku kacsan  maamulka Koonfur Galbeed ?
Post

Ma maleeshiyaad hubaysan ayaa ku kacsan  maamulka Koonfur Galbeed ?

Bardaalle (Raxanreeb )- Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ciidanka maamulka Koonfur Galbeeda  iyo koox maleeshiyaad  ku dhaxmaray deegaano ka mid ah gobolka Baay. Sida ay ogaatay Raxanreeb dagaalkan ayaa ka danbeeyay ka dib markii ,ciidamo maleeshiyo beeleed degmada Bardaale kasoo jeeda ayaa weerar culus ku qaaday fariisimo ay ciidanka daraawiishta Koonfur Galbeed...

Halkee maraysaa doorashada Koonfur Afrika ?
Post

Halkee maraysaa doorashada Koonfur Afrika ?

Cape town  (Raxanreeb )- in ka badan 97 boqolkiiba codadka doorashadii dhowaanka ka dhacday dalka koofur Afrika ayaa la tiriyay, ayadoo xisbiga talada haya ee African National Congress (ANC) uu ku hoggaaminayo in ka badan 40 boqolkiiba wadarta guud codadka la tiriyay. xisbiga ku xega ayaa ah AD oo haysta boqolkiiba 21, halka MKP uu...