Day: June 5, 2024

Home » Archives for June 5, 2024
Maxaa ka cusub Xajka Sanadkan ?.
Post

Maxaa ka cusub Xajka Sanadkan ?.

Riyadh (Raxanreeb ) -Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Talaadadii sheegtay in xujeydu ay filan karaan heer kul daran oo gaaraya 44 darajo Celsius (111 Fahrenheit), inta lagu guda jiro xilliga Xajka. Madaxa Xarunta Qaranka ee Saadaasha Hawada, Ayman Gholam, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku yiri. “Cimilada la filayo ee Xajka ee sanadkan waxay ka...

WARCUSUB : Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Boosaaso.
Post

WARCUSUB : Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Boosaaso.

Bosaaso (Raxanreeb )- Iska hor imaad ayaa lagu soo waramayaa maanta oo Arbaca ah uu ka dhacay magaalada bosaaso ee gobolka Bari halkaas oo dhimasho iyo dhaawac ka dhashay. Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa sheegaya in illaa qof oo midi uu shacab yahay ay ku dhaawacmeen iska hor imaad dhex...

Joe Biden oo soo saaraya amarro culus oo dhanka socdaalka ah.
Post

Joe Biden oo soo saaraya amarro culus oo dhanka socdaalka ah.

NewsYork (Raxanreeb )- Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Salaasadii saxeexay amar fulineed oo lagu xakamaynayo tirada muhaajiriinta magangelyo doonka ah ee ka soo gudbaya xuduudda u dhexeysa Maraykanka iyo Mexico. Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkan Maraykanka ayaa sheegay in madaxweyne Biden uu aaminsan yahay in la sugo ammaanka xuduudda, taasina ay tahay sababta...

Madaxwaynaha Galmudug Qoorqoor oo wasiirro cusub magacaabay.
Post

Madaxwaynaha Galmudug Qoorqoor oo wasiirro cusub magacaabay.

Cadaado (Raxanreeb )- Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya maamulkiisa. Madaxwayne Qoor Qoor ayaa soo magacaabay lix wasiir oo cusub, kuwaas oo kala ah 3 wasiir, 2 wasiiru-dowle iyo 1 wasiir ku xigeen Xubnaha cusub ee la magacaabay ayaa kala ah: Sida lagu shaaciyey wareegto ka...

Roobow miyuu dhacay lacagta Xajka ee sanadkan ?
Post

Roobow miyuu dhacay lacagta Xajka ee sanadkan ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan la qaatay madaxda u adeegayso xujayda Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa ku ammaanay madaxda shirkadaha xambaara xujayda iyo Guddiga madaxda ka ah u adeegida xujayda Soomaaliyeed,Muddad labada sannada ah oo sanad hadda lagu jiro shaqadiisa. “Ilaahay subxaana watacaalaa ayaan ugu...