Day: June 10, 2024

Home » Archives for June 10, 2024
DF oo amar ku bixisay in 10 maalin qoysaska ehelkoodu ku aasan qabuuraha Iskuul Buluusiya ay ku faagtaan
Post

DF oo amar ku bixisay in 10 maalin qoysaska ehelkoodu ku aasan qabuuraha Iskuul Buluusiya ay ku faagtaan

Masu’uliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin, Wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha Booliska, guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee gobolka Banaadir ahna ku simaha duqa Muqdisho, Yuusuf Jimcaale Madaale, iyo culimo ay ka mid yihiin Sheekh Cali Wajiis iyo Sheekh Bashiir Axmed Salaad, maanta oo Isniin ahayd, ayaa galabta shir jaraa’id ku qabtay qabuuraha Iskuul Buluusiya ee degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir.

Dowladda oo lagu yiri ” Haddii xishood lahayn waxaad doonto sameey”- Falcelinta Quburaha la faagay.
Post

Dowladda oo lagu yiri ” Haddii xishood lahayn waxaad doonto sameey”- Falcelinta Quburaha la faagay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faagtay qabuuraha iskuul Buliya oo ay ku aasan yihiin maydad badan. Dhulkan ayaa la sheegay in dowladda ay ku wareejisay ganacsato isla markaana laga samayn doono dhismayaal waxaana ka dhashay falkaan facelin xoogan. Qoraal uu soo saaray siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku...

XAMAR WAXAA LEH NINKII GURI KU LEH!
Post

XAMAR WAXAA LEH NINKII GURI KU LEH!

Muqdisho (Raxanreeb)- Qormadani, waa mid xanbaarsan carin iyo maangodlin dadweyne, maaha mid lagu dhaliilayo cid gaar ah, waa qormo muujinaysa hoggaamin xumida gobolka Banaadir haysata, waa qormo tilmaameysa gudasha la’aanta iyo marnaanta dadka  loo dooray, waa qormo ifineysa in aan loo baahnayn gudoomiye gobol oo ku mashquulsan dharka gabdhaha soo koraya iyo timaha wiilasha kurayga...

DENI  ‘’Dowladda waxay siyaasadaynaysaa Gargaarka iyo deeqaha Puntland ‘’
Post

DENI  ‘’Dowladda waxay siyaasadaynaysaa Gargaarka iyo deeqaha Puntland ‘’

Garoowe (Raxanreeb )- Maamul goboleedka  Puntland ayaa  ka digtay siyaasadeynta gargaarka iyo deeqaha Soomaaliya magaceeda lagu soo qaado. Hab dhaqanka Muqdisho ee ah inay hadba beegsato ciddii ku aragti noqon weysa waa arrin saameyn weyn oo daran ku yeelan doonta nidaamka dowladeed ee Soomaalida “Waxaan ka walaacsanahay siyaasadeynta sii kordheysa ee lagu hayo deeqaha la...

Macluul baahsan oo ka dilaacday Suudaan .
Post

Macluul baahsan oo ka dilaacday Suudaan .

Khartoum (Raxanreeb )-Ururka dhaqaatiirta dalka Suudaan ayaa ku eedeeyay ciidamada gargaarka degdega ah ee RSF ah inay xoog ku galeen isbitaallo ku yaalla dalkaas, islamarkaana ay sabab u noqdeen inay joogsado shaqadii ka socatay. Kooxo u ololeeya barakacayaasha iyo qaxootiga ku sugan Darfur ayaa shaaca ka qaaday in xarun caafimaad oo ku taal xerada Abu...

Oslo: MW Xasan Sheekh oo shir arrimo dibadeed kaga qayb galaya.
Post

Oslo: MW Xasan Sheekh oo shir arrimo dibadeed kaga qayb galaya.

Oslo (Raxanreeb )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Oslo ee dalka Norway, waxaana halkaas kaga qeyb-galayaan shir caalamiga ah ee Oslo forum oo dhowaan halkaas ka furmaya. Shirkan oo uu guddoominayo wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Norway ayaa looga hadlayaa nabadda iyo xasiloonida adduunka, waxaana...

“35,000 kun arday oo u fariisatay Imtixaanka shahaadiga ee DFS.
Post

“35,000 kun arday oo u fariisatay Imtixaanka shahaadiga ee DFS.

Muqdisho (Raxanreeb )-Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad, ayadoo ay u fariisteen 35, 307 arday oo ka kala socda 656 dugsi oo ku yaalla gobolka Banaadir. Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa si rasmi ah u...