Day: June 19, 2024

Home » Archives for June 19, 2024
Tirada dadka Soomaalida ah ee ku dhimatay xajka sanadkaan oo la shaaciyay
Post

Tirada dadka Soomaalida ah ee ku dhimatay xajka sanadkaan oo la shaaciyay

Muqdisho (Raxanreeb) — Sanadkaan dadka ka tagay Soomaaliya ee gudanaayay xajka waxay ahaayeen 11,500 sida uu sheegay agaasimaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Maxamed Xaaji Ibraahim oo BBC-da u warramay, aduunyadana 1.83 milyan oo ruux wax ka badan ayaa tagay xajka. Balse kulaylka darran ee sanadkaan ka dhacay Sacuudiga ayaa sababay dhimashada xujeey gaaraya 550...

Suudaan oo dacwo ka ah Imaaraadka Carabta
Post

Suudaan oo dacwo ka ah Imaaraadka Carabta

Safiirka Suudaan ee Qaramada Midoobay Al- Harith Idriss Al- Harith ayaa shalay weerar afka ah ku qaaday Imaaraadka Carabta shir Golaha Ammaanka, isagoo ku eedeeyay dowladda dalkaasi inay colaad ka dhex hurineeyso dalkiisa, eedeyntaasi oo ergayga Imaaraadk Carabta uu si cad u diiday.

Warka Raxanreeb :  Cabsi laga qabo wada-shaqaynta AS & Xuutiyiinta , AS oo bedeshay qorshaha dagaal.
Post

Warka Raxanreeb :  Cabsi laga qabo wada-shaqaynta AS & Xuutiyiinta , AS oo bedeshay qorshaha dagaal.

Muqdisho (Raxanreeb )- Kooxda Al-shabaab ayaa wax ka beddeshay dhammaan qorshahoodii shaqo ka dib guulihii ay gaareen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed labadii sano ee la soo dhaafay. Dowladda Kenya ayaa meesha ka saartay qaar ka mid ah qoddobo ku jiray hindise-sharciyeed cusub oo dhanka maaliyadda ah, kaas oo jaha-wareer ka dhaliyay gudaha dalka. Waxyaabaha dadku...

KENYA side uga hadashar rabashadihii ka dhacay Naiarobi.
Post

KENYA side uga hadashar rabashadihii ka dhacay Naiarobi.

Nairobi (Raxanreeb )- Dowladda Kenya ayaa meesha ka saartay qaar ka mid ah qoddobo ku jiray hindise-sharciyeed cusub oo dhanka maaliyadda ah, kaas oo jaha-wareer ka dhaliyay gudaha dalka. Waxyaabaha dadku ka horyimaadeen waxaa ka mid ah canshuur kordhin gaaraysa 16% oo la dul saaray burka ama daqiiqda. Booliska ayaa dad ka dibedbaxayay arrintaan u...

Wada- shaqayn dhaxmarta AS & Xuutiyiinta oo khatar ku ah Soomaaliya.
Post

Wada- shaqayn dhaxmarta AS & Xuutiyiinta oo khatar ku ah Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb )- Kooxda Al-shabaab ayaa wax ka beddeshay dhammaan qorshahoodii shaqo ka dib guulihii ay gaareen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed labadii sano ee la soo dhaafay, taas oo looga saaray deegaanno iyo degmooyin badan. Kooxda ayaa hadda kooxda Xuutiyiinta kala shaqeynayaan sidii ay awoodooda u ballaarin lahaayeen, sida ay sheegeen saraakiisha sare ee difaaca...

FAAHFAAHIN : Dab guryo badan baa’biyay oo ka kacay Caabudwaaq.
Post

FAAHFAAHIN : Dab guryo badan baa’biyay oo ka kacay Caabudwaaq.

Caabudwaaq (Raxanreeb )- Sida ay sheegayaan warka imaanayaan gobolka Galgaduud dab xoog leh oo ka dhashey gaari booyad ah oo Shidaal sida ayaa ka kacay xaafad ka tirsan magaalada Caabudwaaq oo lagu magacaabo Koowda Luuliyo. Bulshada Xaafada ayaa isku soo baxay si ay dabkan u damiyaan, waxaana weli socda dadaalka lagu xakamaynayo, ayadoo aanay goobta...