Day: June 29, 2024

Ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS oo degaano cusub la wareegay ( Sawirro)
Post

Ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS oo degaano cusub la wareegay ( Sawirro)

Maamulka Gobolka Baay oo ay Wehliyaan Saraakiisha Ciidamada Boliiska Gaarka, Booliiska Gobolka Bay iyo Taliska Ciidamada ATMIS ayaa Howlgal Qorshaysan ka sameeyay degaano katirsan Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed. Howlgalka ayaa Ciidamada wadajir ah waxaa ay sigaar ah uga fuliyeend degaannada Kormari iyo Toos weyne oo 10Killomitir u Jira Degmada Berdaale ee Gobolka Bay,...

XOG CUSUB: Wada-hadallo Turkiga uga furmaayo Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya
Post

XOG CUSUB: Wada-hadallo Turkiga uga furmaayo Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya

Waxaa lagu wadaa in Maalmaha soo socda magaalada Ankara ee dalka Turkiga ay wada-hadallo uga furmaan Wakiilo ka kala socda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Wada-hadalladaan ayaa waxaa dabada ka riixaya dowladda Turkiga ito dowlado kale, waxaana la sheegay in ujeedka wada-hadallada uu yahay in lagu soo afjaro xiisadda ka dhalatay is-afgaradka ay...

Jawaawi oo Aas Qaran Maanta loo sameeynayo: Halkee lagu Aasayaa?
Post

Jawaawi oo Aas Qaran Maanta loo sameeynayo: Halkee lagu Aasayaa?

Muqdisho ( Raxanreeb) Waxaa lagu wadaa in Maanra Aas Qaran Magaalada Muqdisho loogu sameeyo Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Marxuumka oo shalay ku geeriyooday Gurigiisa oo kuyaalla Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la filayaa in Salaada Janaasada lagula dukado Masjidka Isbaheysiga Islaamka, isla markaana lagu Aaso Qabuuraha Sheekh...

Xuutiyiinta dalka Yemen oo weeraray markab kale
Post

Xuutiyiinta dalka Yemen oo weeraray markab kale

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Jimcihii sheegtay mas’uuliyadda weerar lagu qaaday markab ku gooshayay calanka dalka Liberia oo marayay biyaha badda cas, kaasoo sida ay sheegtay hey’ad arrimaha badaha ka shaqeeysa, ka badbaaday shan gantaal oo lala beegsaday. Xuutiyiinta ayaa sheegay in ay sidoo kale beegsadeen saddex markab oo kale oo ay ku jiraan laba markab...