Day: June 30, 2024

Home » Archives for June 30, 2024
Wada-hadallada u socda Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku dhow inay burburaan
Post

Wada-hadallada u socda Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku dhow inay burburaan

Dowlada Itoobiya ayaa diiday qorshe uu u soo bandhigay wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo hoggaaminaya wafdiga ka socda Soomaaliya. Qorshahaas oo ah in itoobiya dekad laga siiyo magaada hobyo ee gobolka Musug, balse Itoobiya ay ka biyo diiday. Wadahadalada ka socda dalka turkiga ee u dhexeeya somaliya iyo itoobiya ayaa qarka u...

Booliska Soomaaliya oo Caawa digniin culus soo saaray
Post

Booliska Soomaaliya oo Caawa digniin culus soo saaray

Muqdisho ( Raxanreeb) Booliska Soomaaliya ayaa ku celiyay diginin ay horey u soo saareen oo la xiriirta xabadaha la rido xiliyada dabaaldegga. Caawa oo Soomaaliya looga dabaal degayo xornimadii gobollada Koonfureed ka qaateen isticmaarkii taliyaaniga iyo midowgii gobollada waqooyi iyo kuwa koonfureed ayaa loogu baaqay ciidamada iyo dadweynaha inay ka fogaadaan in rasaas la rido,...

Qarax lagu weeraray Xerada Ciidamada Jabuuti ee Beledweyne iyo Dad ku dhintay
Post

Qarax lagu weeraray Xerada Ciidamada Jabuuti ee Beledweyne iyo Dad ku dhintay

Beledweyne ( Raxanreeb) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xoogan oo jugtiisa si weyn looga maqlay dhamaan xaafadaha magaalada Baledweyne oo ka dhacay xaafada Howlwadaag ee Galbeedka Beledweyne. Qaraxaan oo dhacay gabal dhacii maanta ayaa lasoo warinaya inuu ka dhacay meel u dhaw Xero ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS...

PUNTLAND : Imaaraadka oo si buuxda ula wareegay dekadda Garacad.
Post

PUNTLAND : Imaaraadka oo si buuxda ula wareegay dekadda Garacad.

Garoowe (Raxanreeb ) –Imaaraadka Carabta ayaa la wareegaya Dekedda ay Soomaalidu maalgashatay ee Garacad, sida ay xaqiijisay Shirkadda Wadaagsan ee gacanta ku haysa dekedda oo tilmaantay in ay wada-hadal kula jirto shirkad laga lee yahay dalka Imaaraadka, oo raadinaysaa maalgelinta dekedda. Guddoomiyaha shirkadda Wadaagsan Warsame Axmed Shiddo oo hadal kooban warbaahinta siiyay ayaa sheegay: “Waxaa...

XURAANSI : Adis Ababa oo dagaal kaga soo furmaya Axmed Madoobe & kulama ka socda.
Post

XURAANSI : Adis Ababa oo dagaal kaga soo furmaya Axmed Madoobe & kulama ka socda.

Adis Ababa (Raxanreeb )- Magaalada Adisababa waxaa ku sugan xubno ka tirsan mucaaradka maamulka Jubbaland oo ay hoggaaminayaan Cabdi Cali Raage iyo Cabdirashiid Janan Joogitaankooda Adis Ababa ayaa lagu sheegay inay goobayaan xariir siyaadeed ka helaan Dowladda Itoobiya sida ay sheegayaan xogaha la helayo. Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Jubbaland ayaa goobaya goobo saldhig siyaasadeed u...

DAAWO Warka Raxanreeb : Wada-hadallo DFS & Itoobiya ugu furmaya Ankara & qodobo kale.
Post

DAAWO Warka Raxanreeb : Wada-hadallo DFS & Itoobiya ugu furmaya Ankara & qodobo kale.

Muqdisho (Raxanreeb )- Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta go’aamiyay xillga rasmiga ah ee la furayo kalfadhiga 5-aad ee yeelanayaan xildhibaanada labada Aqal. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen...