Month: June 2024

Xasan Sheekh oo meel ka baxsan Villa Somalia Warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Safiirka USA ee Soomaaliya.
Post

Xasan Sheekh oo meel ka baxsan Villa Somalia Warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Safiirka USA ee Soomaaliya.

Muqdisho ( Raxanreeb )- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta oo jimco ah waxaa uu warqadaha aqoonsi ee Danjirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya Amb. Richard H. Riley. Safiirka cusub ee Mareykanka ayaa warqadaha aqoonsiga lagala wareegay garoonka ciidamada cirka ee Afisyooni ee ku yaallay xeyndaabka sida weyn loo ilaaliyo ee...

Puntland oo sameysay qorshe muhiim u ah caafimaadka dadka.
Post

Puntland oo sameysay qorshe muhiim u ah caafimaadka dadka.

Garooowe (Raxanreeb )-Wasaaradda caafimaadka Puntland oo ka duulaysa horumarinta iyo casriyaynta xogta bukaanada booqanaya xarumaha caafimaadka ayaa labadii xarumood oo ugu horayay ka bilawday diwaangalinta xogta caafimaadka. Waxaa xarumaha hooyada iyo dhalaanka Waabari HC iyo Gambool HC lageeyay dhamaan qalabkii lagu shaqaynayay laguna kaydinayay xogta. Waxaa la diiwaangalin doonaa qofka lagana qori doonaa xogtiisa taasoo...

SSC oo markii ugu horeysay ka qayb galaysa imtaaxaanka Qaranka.
Post

SSC oo markii ugu horeysay ka qayb galaysa imtaaxaanka Qaranka.

Laascanood (Raxanreeb )-Diyaarad sidday Imitixaanka shahaadiga ee Wasaaradda Waxbarshada XfS ayaa maanta ka degtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, xilli maalinta berri ah loo fariisan doono imitixaanka fasalka 12-aad ee dusiyada sare dalka. Masuuliyiinta maamulka SSC-Khaatumo ayaa garoonka diyaaradaha Laascaanood ku soo dhaweeyay, saraakiil ka soctay wasaaradda Waxbarashada XFS oo Goobjoog ka ahaan doono...

Wariye Cumar Seerbiya oo caawa lagu weeraray Muqdisho.
Post

Wariye Cumar Seerbiya oo caawa lagu weeraray Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )- Wariye Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya) oo ka mid ah wariyaasha aadka looga yaqaanno guud ahaan Soomaaliya ayaa caawa  lagu weeraray maqaayad ku taalla degmada Waaberi ee Muqdisho. Weerarkan wariyaha lagu qaaday oo loo adeegsaday bistoolad  ayaa ku beegnaa xilli uu  fadhiyey goob maqaayad ah oo ku taalla meel u dhow isgoyska...

Fowsiyo Xaaji ‘’ Xasan Sheekh wuxuu iga hiilayay Jabuuti  ‘’- Kama harayo Tartanka IGAD.
Post

Fowsiyo Xaaji ‘’ Xasan Sheekh wuxuu iga hiilayay Jabuuti  ‘’- Kama harayo Tartanka IGAD.

Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Yuusuf  oo mar dalka ka soo noqotay  Ra’iisulwasaare ku xigeen iyo Wasiirka arrimaha dibadda ayaa sheegtay in Xasan Sheekh Maxamuud ku amray in ay ka harto tartanka Guddoonka Urur Goboleedka IGAD. Fowsiyo waxa ay sheegtay in  Xasan Sheekh uu ugu hiiliyay , Dowladda Jabuuti  horeyna sidan oo kale Kenya...

William Ruto  oo si layaab leh uga hadlay dibadbaxyada ka socda Nairobi.
Post

William Ruto  oo si layaab leh uga hadlay dibadbaxyada ka socda Nairobi.

Nairobi (Raxanreeb )- Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in kenyaanka ay xaq dimuqraadi ah u leeyihiin in ay sameeyaan dibadbaxyo ka dhan ah hindise sharciyeedka maaliyadda ee sanadkan. Hasa ahaate, waxaa uu hoosta ka xarriiqay in maamullada kala duwan ay xor u yihiin go’aammada ay qaadanayaan ee ku aaddan mudaaharaadyada. Waxaa uu intaasi ku...

Ciidanka KGS oo qaaday talaabo  muhiim ah & howlgal socda.
Post

Ciidanka KGS oo qaaday talaabo  muhiim ah & howlgal socda.

Baydhabo (Raxanreeb )- Ciidanka Daraawiishta dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Alshabaab ka sameyey Deegaano hoos yimaada Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay Intii ay socdeen howl-galladu ciidanka ayaa burburiyey goobo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Alshabaab, kuwaas oo fariisimo u ahaa sida ay sheegtay warbaahinta dawladdu. Howlgalka waxaa hoggaaminayay...