Month: June 2024

Shabaab oo Taliye ciidan , Gudodomiye hore & askar ku laayay Bakool.
Post

Shabaab oo Taliye ciidan , Gudodomiye hore & askar ku laayay Bakool.

Baydhabo (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar lagu dilay saraakiil ka tirsan ciidanka maamulka Koonfur Galbeed oo qarax lala eegtay maanta oo sabti ah. Kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in qarax ay ku dishay saraakiil muhiim ah kuwaas oo ku sugnaa deegaano ka mid ah gobolka Bakool. Qaraxa Al...

Puntland oo DFS ugu baaqday joojinta qubuuro faagista ka socota Muqdisho.
Post

Puntland oo DFS ugu baaqday joojinta qubuuro faagista ka socota Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb)-Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay , dhulka ay ku aasan yihiin maydadka ee iskuul  Buliziyo ee magaalada Muqdisho. Madaxwayne Saciid DENI ayaa sheegay in la joojiyo in faagida qubaraaha isla markaana loo naxariisto dadka ehelkooda ay ku aasan yihiin qabuuraha la fagaayo ee magaalada Muqdisho. “Madaxweynaha Soomaaliya waxaan Baaq...

In kabadan 2 Million oo Xujeyn ah oo maanta taagan Buurta Carafo.
Post

In kabadan 2 Million oo Xujeyn ah oo maanta taagan Buurta Carafo.

Makah (Raxanreeb )- In ka badan hal milyan iyo bar oo Xujey ah ayaa maanta isugu soo uruuray Buurta Carafo, iyaga oo gudanaya maalinta ugu muhiimsan ee waajibaadka Xajka. Xujeyda oo isaga kala yimid dunida dacaladeeda ayaa gudanaya rukunada ugu muhiimsan, uguna dambeeya acmaasha Xajka. Xujeyda ayaa Alle ka baryaya dembi dhaaf, una duceynaya ummadda...

MW Xasan Sheekh oo shirar ka wada- Oslo , waa maxay ujeedkooda ?.
Post

MW Xasan Sheekh oo shirar ka wada- Oslo , waa maxay ujeedkooda ?.

Oslo (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arrimaha nabadda, amniga caalamiga ah iyo ganacsiga oo ka dhacay Switzerland. Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay khubaro ka socotay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hay’adda Nabadda Adduunka Interpeace iyo Ururka Ganacsiga Adduunka (WTO). Madaxweynaha ayaa iftiimiyay dadaallada socda...

Soomaaliya : Cudur Beec ah ah ayaa laga heli karaa !!
Post

Soomaaliya : Cudur Beec ah ah ayaa laga heli karaa !!

Muqdisho (Raxanreeb )- Dalka waxaa ku soo batay Cuduro ay ka mid yihiin, Gaas Calooleed,  kaadida oo la ceshan waayo Qofkii oo aan Sokorow iyo Burustaato qabin, Neef tuu’r, xididada oo Xirmo, Saxarada oo is bedesho iyo Xanuuno kale oo Dalka ku cusub Saqiir iyo Kabiirba. Maanta waxaa ii suura gashay in aan Baaritaan Hor...

Weriye  loo haysto la shaqaynta CID oo Ruush- ka lagu Maxkamadaynayo
Post

Weriye loo haysto la shaqaynta CID oo Ruush- ka lagu Maxkamadaynayo

Mascow (Raxanreeb )-Dacwad oogayaasha Ruushka ayaa sheegay in saxafiga Mareykanka ee Evan Gershkovich la horgeyn doono maxkamad magaalada Ural, kadib markii lagu eedeeyay inuu u shaqeynayay hay’adda CIA-da Mareykanka. Gershkovich oo 32 jir ah ayaa lagu eedeeyay ururinta macluumaadka sirta ah ee amarrada CIA-da ee ku saabsan Uralvagonzavod, oo ah xarun soo saarta oo dayactiraysa...