Food is a daily necessity. Each day, we eat and share meals with our family and friends. Food provides us many essential benefits: it alleviates hunger, provides nutrition, supports growth and facilitates cultural exchange and economic trade. However, all these benefits depend on food safety. It’s not food if it’s not safe. Tragically, unsafe food...
Month: June 2024
GAZA : Israa’iil maalin keliya ayay Gaza ku dishay in ka badan 20-qof.
GAZA (Raxanreeb )- Masuuliyiinta Falastiiniyiinta ee Gaza ayaa sheegay in dad ka badan 200 oo Falastiiniyiin ah lagu dilay, weerar isugu jiray cirka, dhulka iyo badda oo ay Isra’il shalay ku qaadday bartamaha Gaza. Saraakiisha ayaa ku tilmaamay weerarkaan kii ugu dhiig-daadashada badnaa tan iyo marki uu billowday duullaanka ay Isra’il ku qaadday Gaza muddo...
Galmudug oo baajinaysa in dhiig kale uu ku daado, deegaanadeeda.
Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Waxaa soo baxaya –baaqyo is daba joog ah oo loo dirayo dhinacyada ku dagaalamaya deegaano ka mid ah maamul goboleedka Galmudug. Beelahan oo ka soo jala jeeda , Caabudwaaq iyo Xeraale oo dagaalkan dhaxmaraya ayaa loogu yeeray in ay isku yimaadaan miiska wada- hadalka si dhibaatadan jirta loo soo afjaro. Madaxwaynaha maamul...
Shabaab dilal ka fuliyay degmada Dhadhaab ee ismaamulka Garissa.
Nairobi (Raxanreeb )- Xaalado cabsi leh ayaa ku xeeran toogasho lagu dilay afar qof oo ka mid ahaa shaqaale dhisayay isbitaal ku yaalla tuulada Bogyar oo hoos-taagta degmada Dhadhaab ee ismaamulka Garissa. Booliska Kenya ayaa sheegay in ay baarayaan dhacdadan oo habeenimadii xaley lagu dilay afarta qof xilli ay ku sugnaayeen goob dhismo ay ka...
Qaramada Midoobay oo militariga Israel ku dartay liiska hay’adaha xadgudubyada u geysta carruurta
Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka u dhaxeeya Israa’iil iyo Qaramada Midoobay kadib markii Qaramada Midoobay ay militariga dalkaas ku dartay liiska hay’adaha xadgudubyada u geysta carruurta, sida Xamaas.
Laftagareen & saraakiil Itoobiyaan oo ka hadlay arrimo xasaasi ah.
Baydhabo (Raxanreeb )- Madaxweyne Laftagareen Iyo Saraakiisha Ethiopia Ee Howgalka Atmis Oo Kulan Yeeshay. Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga Hadlayey Amniga guud Deeganada Koonfur Galbeed la qaatay Saraakiisha Ciidanka Itoobiya ee Qeybta ka ah Howlgalka ATMIS, Gaar Ahaan saraakiisha saldhigoodu yahay Magaalada Baydhabo. kulankan ayaa kusoo aadaya waqti...
Maraykanka oo burburiyey hub ay Xuutiyiinta Yemen u isticmaalayeen weerarada badda
Ciidamada Maraykanka ayaa gudaha Yemen ku burburiyey afar diyaaradood oo ah nooca aan duuliyaha lahayn iyo laba gantaal oo an nooca loo adeegsado weerarada maraakiibta. Goobta lagu burburiyey saanaddan milateri ayaa ka mida, deegaanada gacanta ugu jira kooxda Xuutiyiinta Yemen ee gacan saarka la leh Iran.
Fiqi oo shaaca ka qaaday hadal buriyay sheegashada Farmaajo guushii kursiga QM
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, oo ka hadlay guusha taariikhiga ahayd ee Soomaaliya gaartay maalintii Khamiista ahayd ayaa shaaciyay xogta sida uu kusoo billowday ololaha kursigan, Soomaaliya heshay ee Qaramada Midoobay.
Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku billowday ku qaaday Ceeldheer
Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo qaraxyo ku billowday oo lagu qaaday gudaha degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, saakay aroornimadii, halkaas oo uu ka dhacay dagaal toos ah.
WARCUSUB | Beelo isku fara saaray Galgaduud & khasaaraha jira.
Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Dagaal oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo kala dega Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa saaka ka bilowday inta u dhaxaysa deegaanada Laandheer iyo Qalaanqalle oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Dadka deegaanka ayaa noo xaqiijiyay in dagaalka uu yahay mid culus, islamarkaana dhaawacyo la kala geeyay magaalooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq. Maleeshiyaadkaan ayaa horay...








