Month: June 2024

JUBALAND : Ciidanka Itoobiya dalka kama baxayaan.
Post

JUBALAND : Ciidanka Itoobiya dalka kama baxayaan.

Kismaayo (Raxanreeb )- Maamulka Jubaland ayaa walaac amni ka muujiyey in ciidanka Itoobiya ay ka baxaan Soomaaliya dhammaadka sannadkan. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan yaa sheegay in haddii la saarayo Ciidamada Itoobiya ay u baahan tahay in Wada tashi laga yeesho “” Waa Xaalad adag arrintaasi tahay “xaalad adag Waxaa kaliya oo ka...

Xubno loo haystay musuq oo la sii daayay , mag dhaw ma heli doonaan ?
Post

Xubno loo haystay musuq oo la sii daayay , mag dhaw ma heli doonaan ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa Cabdullahi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukhtaar ku waysay dhammaan eedeymihii musuq maasuqa ee xafiiska xeer ilaalinta uu ku soo eedeeyay. Labadaan masuul ee dembiga lagu waayey ayaa horay u soo qabtay xilka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana horay sidaan...

XOG & XUURANSI : Xasan Sheekh & Laftagareen oo  qaaday waddo kale oo Khilaaf ah.
Post

XOG & XUURANSI : Xasan Sheekh & Laftagareen oo  qaaday waddo kale oo Khilaaf ah.

Muqdisho (Raxanreeb )- Khilaaf hor leh ayaa soo shaac baxay kaas oo u dhaxeeya madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Khilaafkan ayaa ka dhashay diidamada Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ee ka bixiyaanka dalka Ciidanka Itoobiya oo qayb ka ah howlgalka midowga Afrika ee ATMIS. Xogo horudhac...

Post

Russian court extends detention of journalist Alsu Kurmasheva

A Russian court on Friday again extended the pretrial detention of American-Russian journalist Alsu Kurmasheva — this time by two months, until August 5. A Prague-based journalist with VOA’s sister outlet Radio Free Europe/Radio Liberty, Kurmasheva has been jailed since October 2023 on charges of failing to self-register as a so-called “foreign agent” and spreading...

Maxay salka ku hayaan shirarka Hoggaamiyaha SSC ee Muqdisho ?
Post

Maxay salka ku hayaan shirarka Hoggaamiyaha SSC ee Muqdisho ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta, Siyaasiyiinta, Ganacstada iyo aqoonyahanka SSC-Khaatumo ee ku dhaqan magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad, Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Cabdullaahi Cali Xirsi Timacde, Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xil. Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Xildhibaanada heer Federaal...

BOOSAASO : Koox ka tirsan Daacish oo gacanta lagu dhigay.
Post

BOOSAASO : Koox ka tirsan Daacish oo gacanta lagu dhigay.

Boosaaso (raxanreeb )- Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF oo magaalada Boosaaso ka fuliyay hawlgal looga hortagayay falalka amni daro ee ka dhaca magaalada. Sida ay sheegeen Saraakiisha howlkaan ayaa ahaa lagu xoojinayo amniga magaalada waxaa lagu soo qabtay xubno lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Kooxda Shabaab. Ujeedka howlgalka ayaa ahaa raad-raaca tuhmanayaasha...