Day: July 1, 2024

Home » Archives for July 1, 2024
MW Xasan Sheekh ” Ma jiro wada- hadal inoo dhaxeeya anaga [ DFS ] & AS “.
Post

MW Xasan Sheekh ” Ma jiro wada- hadal inoo dhaxeeya anaga [ DFS ] & AS “.

Muqdisho ( Raxanreeb ) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waqtigan aysan wax wada-hadal ah kula jirin kooxda AS. Wuxuu Madaxweynaha sheegay in dowladdiisa aysan ka suurtoobin wada-hadal lala yeesha kooxda oo in ka badan 15 sanno dagaal kula jirta Dowladda Federaalka Soomaaliya. intaas waxa uu raaciyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud in ay...

DEG – DEG : Turky oo shaaciyay inu fashilmay wada- hadalkii DF & Itoobiya.
Post

DEG – DEG : Turky oo shaaciyay inu fashilmay wada- hadalkii DF & Itoobiya.

Ankara (Raxanreeb )- Shirkii magaalada Ankara ee dalka Turkiga uga socday dowlaha Soomaaliya & Itoobiya ayaa fashil uu ku yimid sida dowladda Turky ay shaacisay caawa. Ilo xogogaal ah ayaa noo xaqiijiyay in wafdiga dawlada Soomaaliya ay ku adkaysteen in aysan gorgortan ka galaynin arrimaha uu khilaafku ka taagan yahay oo ah heshiiskii badda ee...

Madaxweyne Qoor Qoor iyo Odayaasha Dhaqanka beeli ku dagaalamay Galgaduud oo shir xasaasi ah yeeshay
Post

Madaxweyne Qoor Qoor iyo Odayaasha Dhaqanka beeli ku dagaalamay Galgaduud oo shir xasaasi ah yeeshay

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay odayaasha iyo waxgaradka labada beel ee kasoo kala jeeda Xeraale iyo Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay hesiishka horudhaca ah ee shalay ay gaareen, isla markaana kula dardaarmay in si buuxda loo dhammeystiro qaybaha haray heshiiska. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa xubno ka...

Post

Kenya’s inflation hits 4-year low despite high commodity prices

Kenya’s annual inflation defied the rise in prices of transport, housing and some food commodities and utilities to drop to a four-year low in June, latest data by the Kenya National Bureau of Statistics indicate. Consumer prices rose an annual 4.6 per cent in June, from 5.1 per cent reported in the month of May,...

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray dagaal beeleedyada Galmudug.
Post

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray dagaal beeleedyada Galmudug.

Dhuusamareeb (Raxanreeb )-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay odayaasha iyo waxgaradka labada beel ee kasoo kala jeeda Xeraale iyo Cabudwaaq Madaxwayne Qoorqoor ayaa  bogaadiyay hesiishka horudhaca ah ee shalay ay gaareen, isla markaana kula dardaarmay in si buuxda loo dhammeystiro qaybaha haray hishiiska. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa xubno ka tirsan Baarlamaanka Dowladda...

Habacsanaanta Gargaarka DFS & Halista ka jira magaalada Baraawe.
Post

Habacsanaanta Gargaarka DFS & Halista ka jira magaalada Baraawe.

Baraawe (Raxanreeb )- In ka badan 20 qof ayaa u dhintay qaar kalena way la il daran yihiin xanuunka shuban biyoodka oo ka dillaacay magaalada Baraawe iyo tuulooyinka u dhow. Dadka ugu badan ee qaba xanuunka ayaa xaaladdooda lagula tacaalayaa isbitaalka magaalada Baraawe, iyadoo ay kordheyso tirada dadka ee shubanka uu soo ridanayo. Waxaa la...

Post

What is the Purpose of Qatar Negotiating with a Democratic Government and Radical Extremist Religious Insurgents?

Qatar is mediating between the nascent democratic Somali government and the religious extremist group Al-Shabaab. There are concerns about Qatar’s motivation that may have a hidden agenda related to Al-Shabaab, as it has been accused of supporting extremist groups in the region. Qatar, like other Gulf States, is known for its monarchy that is resistant...

Mowjadaha Halista ah ee Dul Hoganaya DFS ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud.
Post

Mowjadaha Halista ah ee Dul Hoganaya DFS ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud.

Muqdisho (Raxanreeb )-Dowladda Federaalka Soomaliya (DFS) ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud oo 2 sano jirsatay waxaa dul hoganaya mowjado siyasadeed, dhaqaale, iyo nabadgelyo oo khatar ku ah geedisocodka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS). Tilmaamaha mowjadahaas waxaa ka mid ah: 1.      Hakadka iyo Walaaca Xoogan ee laga qabo Gulufka Ciribtirka Al Shabab wejigii kowaad ee Hirshabelle iyo Galmudug....

Warka Raxanreeb : Waddooyinka Muqdisho  oo la xiray & halka uu marayo wada-hadalka DF & Itoobiya.
Post

Warka Raxanreeb : Waddooyinka Muqdisho  oo la xiray & halka uu marayo wada-hadalka DF & Itoobiya.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa hab aan horey loo arag u xuseysa 1da Luulyo oo ah markii Gobolada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga lana midoobeen Gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Somaliland. Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si kulul waxaa ay uga hadleen dagaal beeleedyada azoo cusboonaday degaano kuyaalla Bariga Gobolka Mudug, kuwaas...