Day: July 2, 2024

DEG- DEG : Dastuurka Jubbaland oo la bedelay & Axmed oo soo laaban doono.
Post

DEG- DEG : Dastuurka Jubbaland oo la bedelay & Axmed oo soo laaban doono.

Kismaayo (Raxanreeb )- Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland  oo goordhow isugu yimid kulan aan caadi aheyn oo ku saabsan wax-ka-bedelka Dastuurka ayaa u coddeeyay ansixinta wax ka bedelka qodobo ka mid ah Dastuurka dowlad goboleedkaas. Mid ka mid ah qodobada wax ka bedelka lagu sameeyay ayaa waxaa ka mid ah qodobka 70aad ee Dastuurka Jubbaland, kaasoo...

Saddex ruux oo aano qabiil loogu dilay Galmudug iyo xiisad ka dhalatay
Post

Saddex ruux oo aano qabiil loogu dilay Galmudug iyo xiisad ka dhalatay

Koox hubaysan ayaa saakay aano qabiil u dishay 3 Nin oo kasoo jeeda dagmada Cabudwaaq ee Waqooyig gobolka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug. Ragga dilka gaystay ayaa sida wararku sheegayaan kasoo jeeda dagmada cadaado. Dhacdadaan ayaa ka dhacday deegaanka dalsan oo u dhow degmada Cabudwaaq , dilkaan ayaa salka kuhaya aano qabiil. Dhowrkii sano ee...

Itoobiya oo xog cusub ka bixisay wada-hadallada ay la yeelatay dowladda Soomaaliya
Post

Itoobiya oo xog cusub ka bixisay wada-hadallada ay la yeelatay dowladda Soomaaliya

Turkiga ( Raxanreeb) Dawladda Itoobiya ayaa ka hadashay markii u horeysay kulankii Wasiirada arrimaha dibada Soomaaliya & Itoobiya ku dhexmaray Ankara, sida lagu cadeeyey qoraal ka soo baxay Itoobiya. Itoobiya ayaa sheegtay in ay wasiirada labada dal oo ay dhexdhexaadinayso Turkiga, ay is weydaarsadeen daacadnimo, niyadsami & aragti horumar leh oo khuseeya khilaafka labada dal,...

Dowladda Ruto oo gabood falo lagu eedeyay & dibadbaxyo sii socon doona
Post

Dowladda Ruto oo gabood falo lagu eedeyay & dibadbaxyo sii socon doona

Nairobi (Raxanreeb )- Magaalooyin waa wayn ee dalka Kenya waxaa ka dhacay dibadbaxyo rabashado watay oo loogu soo horjeeday canshuur kordhin ay samaysay dowladda. Waxaa hadda soo baxaya warar dheeraad ah oo la xiriira tirada dhimashada ee rabashadaha ka dhacay magaalooyinka dalka Kenya sida ay sheegayaan Hay’adaha xuquuqda Aadanaha. In ka badan 39 qof ayaa...

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo xasaanad siisay Donald Trump.
Post

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo xasaanad siisay Donald Trump.

New York (Raxanreeb )- Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Isniitnii shalay soo saartay xakun xasaanad ballaaran siinaya madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, taasoo ka dhigan in dib u dhac uu ku imaan doono maxkamadeynta Trump ee kiiska rabshadihi ay qaar ka mid ah taageerayaashiisa ku weerareen xarunta Coongareeska horraanti sannadki 2021-ki. Dacwadda la xiriirta...

Villa Somalia oo si cajiib ah uga hadashay fashilka wada- hadalkii Soomaaliya & Itoobiya- Yaa eeda leh ?.
Post

Villa Somalia oo si cajiib ah uga hadashay fashilka wada- hadalkii Soomaaliya & Itoobiya- Yaa eeda leh ?.

Madaxweynaha DowladdabFederaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay shir wasiirrada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Itoobiya ugu soo gabangaboobay magaalada Ankara kulankaas oo ay dowladda Turkigu garwadeenka ka ahayd ayItoobiya codsatay, islamarkaana ay Turkiga ka dalbatay inuu dhexdhaxaadiyo labada dal. Sidoo kale madaxweynaha ayaa qiray inay jiraan hadallo hoose oo guddiyo labada dal ka kala...