Day: July 8, 2024

Home » Archives for July 8, 2024
Cabdiraxman Cabdishakur ” Waa in awood la isaga dhiciyaa DFS “.
Post

Cabdiraxman Cabdishakur ” Waa in awood la isaga dhiciyaa DFS “.

Muqdisho (Raxanreeb )-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kana mid ah xildhibaanada Golaha shacabka ayaa ka falceliyay burburinta Deb- damiska ee Muqdisho. Qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook ayaa u dhignaa sida tan. “Danyarta shacabka ah ee maanta guryahoodii laga barakiciyey, iyo maytadii toddobaadyo ka hor xabaalaha laga soo fagaay amar Madaxweyne ayey ku dhaceen. Amarkiisa ayaa dhul...

MW Xasan Sheekh & ku noqoshadiisa Eritrea.
Post

MW Xasan Sheekh & ku noqoshadiisa Eritrea.

Eritrea (Raxanreeb )- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa ayaa markii ay ka degeen garoonka diyaaradaha ee Asmara waxaa si diiran...

LUUQ goobaha ganacsiga dib loo furay & xaaladda oo degan.
Post

LUUQ goobaha ganacsiga dib loo furay & xaaladda oo degan.

Luuq (Raxanreeb )-Raxanreeb wararka  ay ka helayso degmada  Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaaladda degmadaas maanta ay tahay mid degan ka dib dagaal halkaas ka dhacay. Sida wararka la helayo ay sheegayaan waxaa socda dadaalo xooggan oo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadda oo ay wadaan Odayaasha degmada. Labada maleeshiyo beeleed ayaa la...

Booliska ‘’Deb-damiska dad tiro yar ayaa ku harsanaa waa caawinay ‘’.
Post

Booliska ‘’Deb-damiska dad tiro yar ayaa ku harsanaa waa caawinay ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa  faahfaahin ka bixiyay , howlgal burburin ah oo ka dhacay xaafadaha Saybiyaano ee magaalada Muqisho. Qoysas aad u fara badan ayaa maanta la arkayay kuwaas oo laga saaray xaafadaga deb-damiska ee magaalada Muqdisho kuwaas oo sheegayay in ay ka xun yihiin wixii ku dhacay. Afhayeenka ciidanka...

Xaafadda Deb- Damiska ee Muqdisho oo xaalad adag ka taagan.
Post

Xaafadda Deb- Damiska ee Muqdisho oo xaalad adag ka taagan.

Muqdisho ( Raxanreeb )- Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa burburin ku bilaabay xaafadda dem- demiska degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Aroor hore ayaa la arkayay ciidanka booliska Nabad sugida & Militiri oo ku kalahay xaafadahaas oo ay deganayeen dad shacab ah oo u badan danyar. Ma aysan filaynin dadka xaafadaha Deb- damiska degan in saaka aroor...