Ceelasha (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay helayso ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhacayso rasaas xoogan Waxa la sheegayaa in rasaastan ay daba socoto ka dib markii burburin dhul ay ka bilowdeen shalay. Waxaa ku lug leh rasaastan ciidan ka tirsan dowladda Soomaaliya sida ay sheegayaan dadka deegaanka.
Month: July 2024
Heshiis laga gaaray dagaal beeleed ka jiray Luuq, Gedo.
Luuq (Raxanreeb )- Xildhibaan Cabdiqaadir Xuseen Uurdoox oo ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in heshiis hor dhac ah ay dhex dhigeen laba beelo walaalo ah oo dhowaan dagaal ba’ani ku dhex maray magaaladaas. Xildhibaanka iyo Saraakiil Ciidamada ka tirsan oo tagay goobihii dagaaladu ka dhaceen, ayaa ku guulaystay inay nabad dhex...
UGAND | Xisbiga mucaarad ah Yuwari oo lagu weeraray Kampala.
Kambala (Raxanreeb )- Ciidamada nabad-galyada dalka Uganda ayaa isku gadaamay xarunta xisbiga ugu weyn mucaaradka dalkaas xili la qorsheeyay in uu ka dhaco dibadbax looga soo horjeedo dowlada oo lagu eedeeyay musuq maasuq iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha. Booliska ayaa buuxdhaafiyay agagaarka dhismaha Xafiiska Midnimada Qaran ee (NUP) oo ku yaalla meel u...
Maxaa ka soo baxay shirar MW Cali Guudlaawe ee Hiiraan.
Hiiraan (Raxanreeb )- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe ayaa kulan ballaaran oo si heer sare ah loo agaasimay la qaatay dadweynaha degmada Al-Koowsar, agoo weydiiyay su’aallo toos ah. Ujeeddada Kulankan Madaxweyne Guudlaawe iyo dadweynaha ayaa ahaa sidii...
Puntland oo maanta ka dhacaysa doorasho qof & cod oo golaha deegaanka ah.
Garoowe (Raxanreeb )- Maanta oo Talaad ah Puntland waxaa ka dhacaysa doorasho qof iyo cod ah oo Golaha deegaan ah waxana doorashooyinkan maanta ay ka dhacayaan degmooyinka Garoowe, Godob jiraan iyo Dangoroyo ee Gobolka Nugaal. Saddexdan dagmo ayeysan horrey uga dhicin doorashadu ka dib khilaaf ka dhashay qabsoomideeda sanadkii hore. Waxaa markii hore la qorsheeyey...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika oo soo gaaray Muqdisho
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka dalka ayaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cabdulle kusoo dhoweeyay wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika Joseph NTAKIRUTIMANA iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray Magaaladda Muqdisho ee...
Golaha Wakiilada Somaliland oo xasaanada ka xayuubinaya Xildhibaan Abiib
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Faratoon ayaa Fadhi aan caadi aheyn ugu yeeray Golaha Wakiilada Somaliland, si looga doodo Maamus ka xayuubinta Maxamed Abiib, oo katirsan Golaha Wakiilada Somaliland. Xildhibaanka ayaa hadda lu sugan Magaalada Boorama , iyada oo ay Madaxtooyadu doonayso in la xiro si loogu maxkamadeeyo dambiyo loo haysto. 25-ka bishan ayaa la doonayaa...
Meydadka Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Jubbada Joose kadib dagaalkii dhacay
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xoogan oo degaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhexmaray Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland oo dhinac ah iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ay ku leeyihiin degaanka Buulo-Xaaji oo...
Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku baxay dagaal Beeleed kajira Degmada Feerfeer iyo xogo laga helay
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle Muuse Salaad wehliye oo ay wehliyaan wasiir dowlaha Cadaalada iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan oo safar shaqo ku Joogay Degmada Feer-feer Soomaaliya si xal rasmi ah loogu helo Colaad beeleed waayahaan ka taagneyd deegaan-ka Midaas oo xal hordhac ah laga gaaray si loo helo Jawi...
DEG DEG:- Golaha Shacabka oo Mooshin la horkeenay kana doodaya Maanta
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Lagu wadaa in Maanta xarunta Villa Hargeysa ay ku yeeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah oo todobaadkiiba Saddex jeer ay yeeshaan Kulamada. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay kala yihiin: 1. Ka...









