Day: September 12, 2026

Home » Archives for September 12, 2026
Puntland oo baadi-goobeysa Raggii dilay Sheekh Axmed Yuusuf
Post

Puntland oo baadi-goobeysa Raggii dilay Sheekh Axmed Yuusuf

Gaalkacyo ( Raxanreeb Online) Wasiiro iyo mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Mudug ayaa wada dadaallo lagu baadi-goobayo laguna soo qabanayo gacan-ku-dhiiglayaashii ka dambeeyay dilka Marxuum Sheekh Axmed Yuusuf Haamay, oo maalmo ka hor lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in ay muhiim tahay in si degdeg ah loo ogaado cidda ka dambeysay falka iyo sababta...

Madxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay xoghayaha guud ee Raabidada Caalamka Islaamka
Post

Madxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay xoghayaha guud ee Raabidada Caalamka Islaamka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Gudomiyaha hay’adda Culimada Muslimiinta, Dr. Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Raabidada Caalamka Islaamka, gaar ahaan dadaallada lagu horumarinayo fahamka saxda ah ee Diinta Islaamka,...

Ciidanka Yemen oo guul ka sheegtay dagaal ay la galeen Xuutiyiinta
Post

Ciidanka Yemen oo guul ka sheegtay dagaal ay la galeen Xuutiyiinta

Makha ( Raxanreeb Online) Afhayeen u hadlay ciidamada qalabka sida ee dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa ku dhawaaqay in la bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen ururka Xuutiyiinta ee Ansar Allah, kuwaas oo ku yaalla deegaannada Makha iyo Dhabab ee galbeedka Yemen. Afhayeenka milateriga, Majid al-Nuzili, ayaa bayaan uu soo dhigay baraha bulshada (gaar...

Soomaaliya oo qorsheyneysa inay 2027 Dayax-gacmeed u dirto hawada sare
Post

Soomaaliya oo qorsheyneysa inay 2027 Dayax-gacmeed u dirto hawada sare

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay qorsheyneyso inay sannadka 2027 markii ugu horeeysay Dayax-gacmeed u dirto hawada sare, taas oo noqon karta tallaabo muhiim ah oo ku aaddan horumarinta barnaamijka hawada sare ee dalka. Safiirka ayaa sheegay in Turkigu uu Soomaaliya kala shaqeynayo mashaariic la xiriira hawada sare...

Golaha Ammaanka oo kordhiyay cunaqabateynta hubka ee Daafuur
Post

Golaha Ammaanka oo kordhiyay cunaqabateynta hubka ee Daafuur

New York ( Raxanreeb Online) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay qaraar lagu kordhinayo muddada cunaqabataynta hubka ee saaran gobolka Daafuur ee dalka Suudaan. Dhammaan 15-xubnood ee Golaha Ammaanka ayaa u codeeyay qaraarka, iyadoo aan la helin cod diidmo ah. Go’aankan ayaa qeyb ka ah dadaallada caalamiga ah ee lagu...

Kooxaha Burcad-badeedd Soomaalida oo sii dayay Markab u afduubnaa
Post

Kooxaha Burcad-badeedd Soomaalida oo sii dayay Markab u afduubnaa

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Kooxo burcad-badeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay sii daayeen markab ay muddo afduub ahaan u haysteen, sida ay sheegeen ilo amni oo xogta u gudbiyay warbaahinta. Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in markabka lagu sii daayay xaalad aan weli si rasmi ah loo faahfaahin, iyadoo aan la shaacin magaca markabka,...