Day: September 10, 2026

Home » Archives for September 10, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo tagay taliska qeybta 1-aad Kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tagay taliska qeybta 1-aad Kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Cutubyo ka tirsan Guutada 21-aad ee Gorgor, kuwaasi oo dhowaan soo dhammaystay tababar heer sare ah. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixinno ka dhageystay Taliska iyo saraakiisha ciidamada, isaga...

Drone Strike Reported Near Baidoa
Post

Drone Strike Reported Near Baidoa

Baidoa (Raxanreeb Online) — Reports from Baidoa, the administrative capital of Bay region, indicate that unidentified drones carried out an airstrike last night in the Hartiqaanle area, on the outskirts of the city. Residents said the strike targeted a warehouse used to store food supplies intended for local farmers. Images from the scene show significant...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay goobaha codbixinta ee Galmudug
Post

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay goobaha codbixinta ee Galmudug

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa shaaciyay xarumaha iyo goobaha codbixinta ee doorashada ku-celiska ah ee Dowlad-goboleedka Galmudug. Guddiga ayaa sheegay in tallaabadan ay qeyb ka tahay fulinta jadwalkii doorashada ku-celiska ahaa ee uu soo saaray 31-kii Agoosto 2026. Doorashada ku-celiska ah ee Galmudug ayaa la qorsheeyay in la...

Duqeyn dhalisay khasaaro oo laga fuliyay deegaan ku yaalla duleedka Baydhabo
Post

Duqeyn dhalisay khasaaro oo laga fuliyay deegaan ku yaalla duleedka Baydhabo

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegay in xalay diyaarado aan duuliye lahayn ay duqeyn ka fuliyeen deegaanka Hartiqaanle oo ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba ee gobolka Baay. Dadka deegaanka ayaa sheegay in duqeynta lagu beegsaday bakhaar lagu keediyo raashiinka ay isticmalaan Beeraleyd deegaanka. Sawirrada la...

Somaliland oo ka hadashay xariga Xasan Galleydh
Post

Somaliland oo ka hadashay xariga Xasan Galleydh

Hargeysa ( Raxanreeb Online) Booliska jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa ka hadlay xarigga wariye Xasan Galleydh oo shalay la xiray. Waxay sheegeen in Galeydh loo haysto eedo ku saabsan faa-faainta warar been abuur ah. War kooban oo ka soo baxay booliska ayaa sidoo kale lagu sheegay in wariyuhu uu caddeyn u...

Somali Government Says Talks With Opposition Continue Amid Remaining Differences
Post

Somali Government Says Talks With Opposition Continue Amid Remaining Differences

MOGADISHU—The Somali Federal Government has said dialogue with opposition politicians is continuing, with the two sides reaching agreement on some issues while differences remain over others that require further negotiations. Speaking to Al Arabiya television, Somalia’s Minister of Information, Abdirahman Yusuf Al-Adala, said the government remains ready to engage in meaningful dialogue on key national...