Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo magacaabay Agaasimayaal.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo magacaabay Agaasimayaal.

Jowhar (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xilalkan u magacaabay.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle ayaa mas,uuliyiintaan hoos ku qoran loogu magacaabay xilalka kala ah.

1. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim waxaa si KMG ah loogu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarrada Batroolka iyo Macdanta.

2. Xuseen Jeelle Raagge waxaa si KMG ah loogu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarrada Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.