Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Ururka 39-aad guutada 5-aad qeybta 27aad iyo Ururka 10-aad ee Kumaandooska Xds gorgor iyo dadka degaanka ayaa Ururka Al-Shabaab kula dagaalamay howdka degaano hoosyimado Murcudka ee gobolka Hiiraan. Saraakiishahowlgalka hoggaaminaya ayaa sheegay in Ciidanka ay guulo waa weyn ka gaareen Al-Shabaab ayna ka dileen ilaa shan iyo taban ka mid...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Xiisad ka taagan Garoonka Aadan-Cadde iyo Agaasime Koofi oo kusoo wajahan
Ciidamada amniga ayaa maanta adkeeyay amaanka Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho iyadoo loo diidayo dadka doonaya in ay soo dhaweeyaan Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Korneel Maxamed Aadan Koofi oo kamid ahaa dadkii ay dambiga ku waysay Maxkamadda G/ Banaadir. Garoonka kaliya waxaa maanta loo ogolyahay shaqaalaha, dadka soo dagaya iyo kuwa ka...
WAR CUSUB: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Kulan xasaasi ah yeelanaya
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Sabti ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin: 1. Akhrinta 2aad ee...
WAR CUSUB: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Kulan xasaasi ah yeelanaya
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Sabti ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin: 1. Akhrinta 2aad ee...
Sheekh Cismaan Xidig oo ku geeriyooday Muqdisho iyo Madax kala duwan oo ka hadashay
Alle ha u Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Caalimkii weeynaa ee Sheekh Cismaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Sheekh Cismaan Xiddig). Maalmihii la soo dhaafay ayuu Sheekha ku xanuun sanayay Magaalada Muqdisho, hayeeshee ugu dambeyn xalay Saqdii Dhexe uu geeriyooday, sida ay Warbaahinta u sheegeen qaar kamid ah Ehelkiisa. Maanta ayaa waxaa la filayaa in...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay qaraar culus iyo xogo laga helayo
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Golaha ayaa kulanka aan caadiga ahayn ee caawa ku soo saaray Qaraarka Mamnuucidda ka ganacsiga Hubka iyo Saanadda Ciidanka ee loo yaqaan (Cir-toogte), iyaga oo ansixiyey Siyaasadda Iibka Hubka, Rasaasta iyo...
Maxkamadda UCJ oo ku dhawaaqday Go’aan ka careeysiiyay Israa’iil
Maxkamadda ugu sarreysa Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo ICJ, ayaa maanta sheegtay in deegaamaynta Israa’iil ee dhulka la haysto ee Falastiin ay tahay sharci-darro, dhammaan dawladuhuna ay iska kaashadaan sidii loo soo afjari lahaa colaadda Israa’iil iyo Falastiin. Natiijooyinka ay soo saareen garsoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda, ayaanan aheyn mid isla markiiba dhaqan...
Buuq Caawa ka taagan Xafiiska Ra’iisul Wasaarw Xamse
Buuq ayaa caawa ka taaggan xafiiska Ra’iisul wasaaraha kadib markii ay banaanka u soo baxday xog sheegeysa in caawa la rabay in shirka aan caadiga aheyn ee Golaha Wasiirada lagu magacaabo ra’iisul wasaare kuxigeen labaad. Waxaa xafiiska Ra’iisul wasaaraha isugu tagay xildhibaannada beesha ku fadhisa kursiga Ra’iisul wasaare kuxigeenka, waxaa kaloo jooga gudoomiye kuxigeenka labaad...
Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay hubkii lagu qabsaday Cabudwaaq
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war kasoo saaray xaalada dalka, gaar ahaan hubkii lagu qabtay Caabudwaaq. Qoraal kasoo baxay Xisbiga ayaa waxaa lagu sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin Hubka Sharci darrada ah ee dalka sida dhuumakeysiga ah dalka lagu soo geliyay, isla markaana...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo tallaabo cajiib ah qaadaaya
Golaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka doodi doona 3 Hindise sharciyeed oo la xariira arrimaha doorashooyinka ay Madaxtooyadu rabto ee qof iyo codka ah, waxaana lafilayaa in Golaha Shacabka Faderaalka ay ka doodaan todobaadyada nagu soo wajahan. Dawladdu, waxay baahi weyn u qabtaa in ay hesho Jiheyn bulshada iyo Beesha Caalamka ah oo la xariirta arrinta...






