Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Home » Archives for Mohamed » Page 218
Dagaal Beeleed ka dhacay Shabeellaha Dhexe iyo khasaaro la dhashay
Post

Dagaal Beeleed ka dhacay Shabeellaha Dhexe iyo khasaaro la dhashay

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xooganaa oo laba maleeshiyo Beeleed Maanta ku dhexmaray degaano hoostaga degmada Ceelbaraf oo katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka oo socday labadii Maalmood ee la soo dhaafay ayaa Maanta aad u xoogeystay, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawacay, sida ay Risaala u sheegeen dad...

XOG: Soomaaliya oo heshiis cusub la gashay Turkiga
Post

XOG: Soomaaliya oo heshiis cusub la gashay Turkiga

Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan sahaminta iyo soo saarista Saliidda iyo Gaaska, iyadoo heshiiskan uu noqonayo tallaabo kale oo kor u qaadaysa xiriirka  u dhexeeya labada dal. Heshiiska waxaa magaalada Istanbul ku kala saxiixday Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee dalka Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo Shuruud adag hor-dhigtay dalalka Caalamka
Post

Dowladda Soomaaliya oo Shuruud adag hor-dhigtay dalalka Caalamka

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay inay jiraan dalal badan oo Soomaaliya wax u dhoofiso taas bedelkeena aysan iyaga waxba noo soo dhoofin. Wuxuu sheegay in Khudaarta noocyadeeda kala duwan iyo waxkasta oo tayo leh dalka laga dhoofiyo kaidb heshiis ay Xukuumadda markaas jirta la gasho wadamada...

Toogasho lagu dilay Xubin katirsan Al-Shabaab
Post

Toogasho lagu dilay Xubin katirsan Al-Shabaab

Ciidamada xoogga Dalka ee ku sugan magaalada Mesagawey ee gobalka Galgaduud ayaa saaka toogtay Nin ka tirsan Al-Shabaab, kaas oo lagu qabtay koontaroolka Mesagawey, Ninka la toogtay ayaa ku hubeysnaa qoray AK-47 ah. Dhinaca kale ciidamada ayaa qabtay 3 gaari oo nuuca layla Calaawi ah oo shidaal waday, waxaana lagu qabtay deegaanka Xuseen cagey, saraakiisha...

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Goobo ay ku sugnaayeen Ciidamada Israa’iil
Post

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Goobo ay ku sugnaayeen Ciidamada Israa’iil

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in khalad dhanka aadanaha ah uu horseeday in diyaaradda aan duuliyaha lahayn la ogaan waayo ka hor inta aysan ku qarxin bartamaha Tel Aviv subaxnimadii hore ee Jimcihii. Ciidamada gurmadka ayaa sheegay in qaraxa uu ku dhintay hal qof tiro kalena ay ku dhaawacmeen. Dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in ay...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi Magacaabay
Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi Magacaabay

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa magacaabay guddi warbixin kasoo diyaariya doodihii dhowaan Xildhibaanada golaha Shacabka ka yeesheen dhismaha hay’adaha madaxa banaan ee aan miisaaniyadda laheyn. Xildhibaano badan ayaa Maanta Kulankii Golaha Shacabka ka sheegay in sharci kasta oo ay ka doodaan in wax natiijo ah lagu soo celin, taas oo keentay in Guddoonka uu Guddiga Magacaabo.

Xildhibaan Maxamed Abiib oo sheegay in uu is casilayo
Post

Xildhibaan Maxamed Abiib oo sheegay in uu is casilayo

Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan golaha Wakiilada Somaliland oo ayaa maanta si adag u hadlay, wuxuu sheegay in aysan sinaba xaq u aheyn in Yaasin Faratoon ahaado gudoomiyaha golaha Wakiilada, sabab la xariirtaba in aysan reerkiisu kamid aheyn Somaliland, oo aysan 10 qof dadkiisa jooginba. Mr, Abiib hadalkiisa ayaa ah xaqiiqada oo dubka cad, laakiin...

Mareykanka oo Su’aalo ka weeydiiyay Madaxweyne Qoor Qoor bubkii ay qabsadeen Reer Cabudwaaq
Post

Mareykanka oo Su’aalo ka weeydiiyay Madaxweyne Qoor Qoor bubkii ay qabsadeen Reer Cabudwaaq

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariyeQoorQoor oo ku sigan magaalada Muqdisho ayaa maanta la kulmey Mr. Shane L.Dixon oo ah safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya,. Labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna dagaalka Khawaarijta iyo halista hubka sharci-darada lagu soo galinayey ee gacanta u galey shacabka oo ah mowduuc...

Golaha Shacabka oo diiday Sharci uu horgeeyay Wasiir  Beenebeene
Post

Golaha Shacabka oo diiday Sharci uu horgeeyay Wasiir Beenebeene

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa Afaraad ,waxaana shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ajendaha kulanka ee maanta waxa uu ahaa Akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka Maalgashiga Soomaaliyeed oo uu soo diyaariyay guddiga ganacsiga iyo warshadaha ee Golaha...

Qarax goordhow ka dhacay Beledweyne iyo Dad ku dhintay
Post

Qarax goordhow ka dhacay Beledweyne iyo Dad ku dhintay

Wararka aan ka heleyno Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Beledweyne ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa Miinada nooca dhulka lagu Aaso oo la dhigay Maqaayad kutaalla Xaafada...