29-kii Oktober ayey aheyd markii wasiirka arrimaha gudaha mudane Axmed Fiqi uu booqasho ku tagay
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Ururka Shabaab laga saaray deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe.
Deegaanada Al- Shabaab saaka la sheegay in laga saaray ayaa kala ah , Balow,Murugey, Siigoole
Xildhibaan ‘’Dagaalka gaba gaba ayuu marayaa‘’
Sambaloolshe ayaa sheegay in dagaalkan ka bilowday gobolka Hiiraan uu tusaale u yahay
Faahfaahin : Qaraxyo xiriir ah oo caawa ka dhacay Muqdisho.
Waxaa fuliyay qaraxa qof isku soo xiray waxyaabaha qaraxa xilli ay socotay qorista dhallinyaro doonaysay in loo qaato ciidanimo.
DEG-DEG : Qarax ka dhacay Degmada Wadajir ee Muqdisho + Goobta uu ka dhacay.
War horudhac ah ayaa sheegaya in qaraxan qofkan isku soo xiray si gaar ah uu uga dhacay Xerada ..
WARBIXIN & XOG : Khaldaa ma khaldo !
Arintan ayaa ka dabeysay ka dib markii xubno ka mid ah Al Shabaab ay ku qaraxday..
Xaaladda Galhareeri & Ciidanka oo u ruqaansaday deegaano kale.
Warark RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas , ay ka socdaan howlgalada ciidanka ay ku baratarayaan amaanka.
Muhiim miyaa heshiiska Iskaashi ee Sirdoonka Soomaaliya iyo itoobiya ?
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasime ku xigeenka Hay’adda Sirdoonka Itoobiya
MD Cali Guudlaawe oo kulan amniga looga hadlay ku qabtay Masjid Cali-gaduud.
Wafdiga madaxweynaha waxaa ka mid ahaa Taliyaha ciidanka xoogga ..
Ciidanka Dowladda & kuwa Deegaanka oo la wareegay deegaano hor leh
Saraakiisha Dowladda ayaa u sheegay Warbaahinta in iyadoo aan dagaal dhicin kadib markii ay isaga baxeen kooxda Al-shabaab.