Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in madaxweynaha oo shir gudoomin doona kulanka golaha oo lloga hadli doono arino xasaasi ah.
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
TPLF ” Waan ogolnahay wada-hadalka Dowladda Abiy Ahmed laakiin….”
Dadaalada la doonayo in la isugu keeno labada dhinac waxaa horkacaya Midowga Afrika si xal ay uga garaan colaadaha ka jira..
Maxaa ka jira in xabsiga la dhigay Taliyaha qaybta Booliska gobolka Hiiraan ?
Shalay galab ayaa Ha'yada CID-da u yeertay Taliyaha oo Muqdisho..
Sharciga diwaan- galinta muwaadiniinta oo la meelmarinayo.
Munaasabadda oo uu sidoo kale goobjoog ka ahaa agaasimaha waaxda diiwaangelinta madaniga ah ayaa wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Fiqi ..
Saraakiil lagula soo xisaabtamayo qaraxii Beledwayne oo Muqdisho loogu yeeray.
Taliyaha qeybta booliska gobolka Hiiraan Kor. Isaaq Cali Cabdulle oo gaaray magaalada Muqdisho.
Isku tuur -tuurka amniga Beledwayne ma saadaal fiicna !!
Cali Jayte waa uu sii hadlay oo waxa uu sheegay in Baabuurtan ay ka soo gudbeen dhanka Buundada '' Qoraxsin ''
Juxa ‘’qayb kama noqon doono muddo kororsi loo sameeyo Deni’’
Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa sheegay in doorashadu ay tahay qayb ka mid ah dib u heshiisiin , isla
Suuqa xoolaha degmada Afmadow oo ‘’qarax miino’’ laga soo saaray.
Ciidanka ayaa sheegay in howlgal ay ka fuliyeen suuqa xoolaha lagu iibiyo ee Degmada Afmadow ay ku guulaysteen in miinada ay ka soo saaraan goob muhiim ah oo la galiyay.
CADALE : DFS oo kaabiga ku haysa degaan muhiim ah u ah Al- Shabaab .
Saraakiil ka tirsan Dowladda ee hoggaaminaya dagaalkaka dhanka ah Al- Shabaab ayaa warbaahinta Dowladda u sheegay in
R/W Xamse oo ka hadlay Dab khasaare geystay oo ka kacay suuqa Kismaayo.
“Waxaa Alle mahadii ah in lagu guuleystay daminta dabka iyada oo aaney jirin wax khasaare nafeed ah ...


