Author: MR Guled (Hanad Guled)

Post

Galmudug oo u aqoonsanaysa sida Al Shabaab dadka jara dhirta

Dhuusamareeb (Raxanreeb) Maamulka Galmudug oo dhawr jeer ku celceliyay joojinta xaalufinta dhirta ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin jarista dhirta. Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Bukhaari ayaa sheegay in dhibaato xaga xaalufka dhirta uu ka jiro  degaanada  gobolka Mudug. “Dadka Jaraya Dhirta waxay noola Mid yihiin Al-shabaab, waxaana u aqoonsanahay Al-shabaabka...

Post

 Shirkadda Turkis Airline oo duulimaad  toos ah ka bibaabaysa Hargaysa

Hargeysa (Raxanreeb) — ShirkaddaTurkish Airlines ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u  bilaabi doonto duulimaad toos ah oo ay ku tagayso magaalada  Hargaysa ee Somaliland. War ay soo saartay shirkada ayaa lagu sheegay  in tani ay qayb ka tahay dadaal ay ku ballaarineyso duulimaadyadeeda Afrika.  Qorshahan ayay shirkadda  Turkish Airlines sheegtay  in uu...

Post

Dil ardayad kaalmaha wanaagsan ka  galay oo qof loo soo qabtay

Raxanreeb(MUQDISHO) Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa  ku waramay  in gacanta ay ku soo dhigeen qof ay sheegeen inuu ka danbeeyay dilka gabar ka mid ahayd kuwa  kaalmaha  hore ka galay imtaxaankii Dowlada ay qaatay. Howlgal ay fuliyeen  ciidanka  Booliska ayaa lagu soo qabtay , eedeysanaha dilka gaystay m kaas oo muuqaal laga duubay ku sheegay in...