Kulan ay maanta yeesheen golaha wakiillada Jubbaland ayaa lagu ansixiyay in muddo kordhin 1 sanno ah loo sammeeyo labada gole fulinta iyo baarlamaanka.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Wasaaradda caafimaadka oo soo bandhigtay tirada dhimasho ee hotel Xayaat
Wasiirka caafimaadka ayaa faah faahin ka bixiyay tirada dhimashada ee ka dhashay weerarkii Hotel Xayaat ay ku qaadeen Ururka Al-Shabaab
Deg Deg: Taliyaha booliska Soomaaliya oo shir jaraa’id uga war bixiyay weerarkii hotelka Xayaat
Taliyaha booliska Soomaaliya, Cabdi xasan Maxamed (Xijaar), ayaa sheegay inay soo gaba gabeeyeen, Ciidamada ammaanka weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen hotel Xayaat, KM4 Muqdisho.
Ciidamada dowladda ayaa sheegay inay soo afjareen weerar qaatay 30 saacadood
Ciidamada dowladda ayaa sheegay inay soo afjareen weerar qaatay 30 saacadood
Odayaal dhaqameedyo ku baaba’ay Hotel Xayaat
Weerar loo adeegsaday qaraxyo iyo hubka fud fududoo ay ku qaadeen Al-Shabaab, xalay fiidkii Hotel ku yaalla Muqdisho laguna magacaabo Xayaat Hotel.
Hoobiyaal lagu weeraray xaafado katirsan Muqdisho
Weerar Hoobiyaal ah, oo Xalay saqdii dhexe lagu qaaday xaafad ka tirsan degmada Xamar Jajab, kuwaas oo aan la ogeeyn cidda ka danbeeysay.
Wararkii ugu danbeeyay qarxyo lagu weeraray hotel ku yaalla Muqdisho
Wararkii ugu danbeeyay qarxyo lagu weeraray hotel ku yaalla Muqdisho
Ururka Al-Shabaab, ayaa sheegtay masu’uliyadda qaraxyo iyo weerar lagu qaaday hotel Xayaat
Ururka Al-Shabaab, ayaa si deg deg ah, u sheegtay qaraxyo iyo weerarro toos ah, oo caawa ka socda Hotelka Xayaat,
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo ayaa loo dhaarin doonaa berri xildhibaan
Baarlamaanka Soomaaliya, qoraal kasoo baxay oo ay ku baahiyeen bartooda Facebook, ayay ku sheegeen in Maxamed Cabdullahi Farmaajo loo dhaarin doono xildhibaan.
Deg Deg qaraxyo lagu weeraray hotel ku yaalla Muqdisho
Deg Deg qaraxyo lagu weeraray hotel ku yaalla Muqdisho









