Muqdisho ( Raxanreeb ) Soomaaliya ma aha dal siyaasaddiisu qaan-gaartay oo hannaankiisa xukun dhidibadu u taagmeen oo leh awoodo is dheelitiraya iyo hannaan khilaafka siyaasiga ah iyo kan dastuuriga lagu xalliyo. Mana aha dal ay awooddu kali-talis ama qoys gacanta ugu jirto. Waa dal colaad sokeeye iyo xukun la isku dilay ka soo kabanaya, siyaasad...
Category: Idmanayaal
WARBIXIN : Muddo xileedka Laftagreen oo maanta ku eg & Hanjabaadaha siyaasiinta KGS.
Baydhabo ( Raxanreeb ) Maanta oo Taariiqdu ay tahay 19- ka December waxaa ku eg muddo xileedka dastuuriga ah ee xil haynta Madaxwayne Cabdicasiis Laftagareen , inkastoo maamulka hadda jira uu ku doodayo in la is waafajiyay xil- haynta Barlamaanka maamulkaas iyo tan madaxwaynaha. Magaalada Baydhabo maanta waxaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto...
Qorshaha Xasan Sheekh ee Riyadh & LoolankaSacuudiga iyo Qatar.
Riyadh ( Raxanreeb ) Imaaraadka Carabta oo xiriir ahaan aad u xumaa Dowladdii Madaxwayne Farmaajo ayaa hadda u muuqda mid ka soo kabanaya sidii uu ahaa markii hore ka dib isbedelkii dalka ka dhacay 15kii May ee sanadkan. Imaaraadka oo ciidamo fara badan u tababaray hore Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xiriirkan cusub ee dib u...
FAALLO : MD Xasan Sheekh Mahad Salaad miyuu “Dhabarka” aadiyay?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Shaki badan ayaa ku gadaaman sida kooxda Al – Shabaab ugu fududaatay in weeraro joogta ah ay ka gaystaan meelo muhiim ah oo caasimadda ah. Shakiga ugu badan ayaa Hay’ adaha amaanka ee Dowladda Federaalka – hareeyay ka dib markii kooxda Al- Shabaab inta si fudud ay ku galeen Hotelka Villa...
Ha Shareysan Cunqabateynta Hubka
Marka hore, Soomaaliya, dhul ahaan waa dal ka bed weyn labadii dal ee gumeysan jiray oo la isku daray.
WARBIXIN :Macwiislay Muqdisho maka howgali karaan?
Kooxdan oo aan u dhisnayn haykalka Dowladnimo hadana , waxa ay kaalin ku lahayeeen kacdoonka ka bilowday
Yaa Cunay Lacagtii Bangiga Dhiiga Somalia ?
Waxaan xasuustaa Sanadihii 70kii...
BIRMAGEYDO : Ficilada Macwiislayda & Jawaabta Dowladda.
Hadalo uu jeediyay Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte oo safka hore kaga jira dagaalka Al- shabaab
Xaqiidada Xariga Xoghayaha SJS iyo Ciqaabta ay Xukuumadda dooneyso in lagu qaado
Dowladii Kacaanka ee Keli-taliska ahayd 1969-1991 , dalka kama jirin warbaahin ka baxsan
ATMIS Far baa ku godan.
Hadda ciidmadii XDS waa kuwa dagaalka adag kula jira cadowga ,Shacabkii waa kaa ku kacay Shabaab ,laakiin nasiib ..