Category: Warar

Home » Warar » Page 505
Doon u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed oo ku “gubatay”  xeebta degmada Hobyo.
Post

Doon u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed oo ku “gubatay”  xeebta degmada Hobyo.

Hobyo ( Raxanreeb ) Doon u rarnayd Ganacsato Galmudug ah kuna soo jeedey Degmada Hobyo ayaa gabi-ahaanba dab qabsaday oo gubatay. Doonidaan ayaa ka soo shiraacatay magaalada Dubai ee dalka isu- taga imaaraadka carabta kuna socotay magaala Xeebeedka Hobyo. Sidoo kale doonidan ayaa u rarnayd ganacsato kale oo ka soo jeeda deegaanada kale ee dalka...

Post

Dhimashada dhul-gariirkii Turkiga iyo Suuriya oo dhaaftay 28,000

Samatabbixiyeyaasha ayaa Axadda maanta ah burburka dhismayaasha ka soo hoos bixiyay ilmo yar oo toddobo bilood jir ah iyo gabar dhowr iyo toban jir ah, waana ku dhowaad toddobo maalmood kadib markii uu dhul-gariir xooggan ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Suuriya kaasi oo ay ku dhinteen dad ka badan 28,000.

AFRICOM  ‘’12 -ka mid ah Al- Shabaab ayaa ku dilnay duqeyn xooggaan ‘’
Post

AFRICOM  ‘’12 -ka mid ah Al- Shabaab ayaa ku dilnay duqeyn xooggaan ‘’

Hobyo (Raxanreeb ) Ciidamada Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa in  12 Al-shabaab ah ay  ku dilaeen weerar ka dhacay duleedka degmada Hobyo ee gobolka Mudug. War ka soo baxay Taliska ciidanka AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta fulinteeda ay ka danbeysay ka dib codsi uga yimid , Dowladda Federaalka Soomaaliya. ‘’Weerarka waxa  uu ahaa mid...

Ma ogtahay tirada Soomaalida ee ku dhintay dhulgariirkii Turky-ga?
Post

Ma ogtahay tirada Soomaalida ee ku dhintay dhulgariirkii Turky-ga?

Istanbul (Raxanreeb ) Dalalka Turkgia iyo Siiriya waxa ka socda wali dadaalada lagu doonayo in lagu soo badbaadiyo dadka ku jira dhimayaasha hoostooda ka dib dhul-gariirkii ku duftay dalalkaas. Waxaa sii kordhaya dadka ku dhintay dhulgariirka sida ay shaaciyeen kooxaha  gurmadka ee ku howlan badbaadinta dadka ku waxyeeloobay dhulgariirka burburka dhismayaasha. In ka badan 28...

Waa side Xaaladda Laascaanood oo saaka markale dagaal uu ka qarxay ?
Post

Waa side Xaaladda Laascaanood oo saaka markale dagaal uu ka qarxay ?

Laascanood (Raxanreeb ) Dagaal ka culus kii shantii maalin ee la soo dhaafay socday ayaa maanta  ka socda  gudaha iyo hareeraha magaalada Laascanod ee gobolka Sool sida ay sheegeen goobjoogayaasha.  Dagaalka ayaa ka socda saaka bariga iyo koonfurta magaalada  , halkaas oo laga maqlayo jugta hubka culus ee ay is dhaafsanayaan , ciidanka Somaliland iyo...

Post

UPDATE : Qarax lagu xiray Mooto- Bajaaj oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho ka dhacay qarax jugtiisa laga maqlay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Qaraxan oo laga soo buuxiyay Mooto Bajaaj ayaa ka dhacay waddada Taleex ee magaalada Muqdisho , gaar ahaan Masjidka Ramadaan. Dad ku sugan halka uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay inuu jiro khasaare soo...

Post

Heshiis noocee ah ayay wada-gareen Galmudug & Q.M ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta heshiis dhul loogu asteeyay Xafiiska Qaramada Midoobay la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Kiki Gbeho. Munaasabadda Saxiixa heshiiskaan oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa goob joog ahaa xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug, Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud...

Post

Laascanood : dagaal ka socda maalintii lixaad & xabad joojin lagu fashilmay

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa maalintii lixaad ka soconaya dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha kacdoonka Aroortii hore ee maanta oo Sabti ah ayaa gudaha magaalada Laascanood waxaa mar kale laga maqlay daryaanka hubka culus  kuwaas oo qaarkood ku dhacayay xaafadaha ay  ku hareen dadka rayidka. Dagaalka ayaa maanta weli...