Beledwayne (Raxanreeb ) Qarax xooggan ayaa ka dhacay magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Wararka hordhaca ah ee la helayo ayaa sheegaya in qarax oo ahaa miino uu si gaar ah uga dhacay Maqaayad ku taalla Xaafada Xaawo taako ee Magaalada Baladweyne. Ciidamadda booliska magaalada ayaa durba...
Maxabiis ku sumowday xabsiga Dhexe ee Xamar & Xaaladooda.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho waxa la sheegay in raashiin ay cuneen ku somoween qaar ka mid ah maxabiista xabsiga. Afar kamid ah maxaabiista xabsiga dhexe ayaa loola cararay Isbitaalka Martiini . Waxaa la xaqiijiyay inay ku sumoobeen cunto ay cuneen. Maxaabiista xabsiga dhexe ayaa la sheega in aysan helin daryeel...
Khilaafkii ka taagnaa kursiga HOP 176 oo heshiis laga gaaray
Muqdisho (Raxanreeb ) Kulamo is daba- joog ah oo ka soconayay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay maalmahan ayaa heshiis laga gaaray doorashada kursiga sumadiis tahay HOP 176 ee deegaan doorashadiisu ay tahay koonfur Galbeed. Madaxwaynaha koonfur Galbeed iyo Odayaasha dhaqanka ee iska leh kursiga oo qaatay kulamo badan joogta ah ayaa Madaxwayne Laftagareen iyo Odayaasha...
Golaha shacabka oo meelmariyay Sharciga la dagaalanka Argagaxisada
Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah meel mariyay sharciga argagaxisa oo in muddo ah doodiisa ay ka socotay xarunta Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Mudanayaasha Golaha shacabka ayaa qaarkood duray , qaar ka mid ah qodobada ku jira sharciga argagaxisada , halka kuwo kale Golaha ay ka...
Xasan Sheekh oo ka hadlay qaddiyadda Falasatiin
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in Soomaaliya ay si hagar la’aan ah u garab taagan tahay qaddiyada reer Falastiin.
Madaxdii hore ee dalka oo ka biyo diiday muddo kordhin ay wataan Xasan iyo xulafadiisa
Qaar ka tirsan siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya oo xilligan ugu saameynta badan dalka ayaa si weyn uga hor yimid qorshe ay madaxda Dowladda Federaalka ugu sameysan rabto muddo kororsi.
Bangladesh: 18 qof oo ku dhintay qarax xooggan oo ka dhacay dalkaas
Qarax xooggan ayaa laga maqlay dhisme ku yaalla goob aad u mashquul badan oo ku taalla caasimadda dalka Bangladesh ee Dhaka, waxaana wararku sheegayaan inay qaraxaas ku dhinteen ugu yaraan 18 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan, sida laga soo xigtay masuuliyiinta dalkaas.
Muhaajiriin gaari looga dhex tagay oo lagu qabtay xadka Mareykanka
Muhaajiriin gaari looga dhex tagay oo lagu qabtay xadka Mareykanka Saraakiisha Mexico ayaa qabtay in ka badan 340 qof oo ku jiray gaari xamuul oo looga tagay meel ku taalla gobolka Veracruz, waxaana ka mid ahaa 103 carruur aan cidna la socon.
Ra’iisul Wasaare Xamse & Danjiraha Denmark oo ka wada hadlay horumarka dalka
Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen Sonne Andersen. Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Andersen ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo ballaarin lahaa taageerada ay Denmark siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada Horumarinta, Dib-u-heshiisiinta, Xasillinta,...
WARCUSUB : Maxaa ka soo baxay Kulanka Kursiga #HOP 176 Villa KGS & Odayaasha – Dhaqanka.
Baydhabo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxa uu kulan kula qaaday Odayaasha iyo waxgaradka iska leh kursiga sumadiisa ay tahay HOP 176 oo muran badan uu ka taaganaa. Kursiga oo u xirnaa hal shaqsi 20-kii sanno ee la soo dhaafay ayay Odayaashu sheegeen inuu ahaa mid aan loogu...









