Lix falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen xerada qaxootiga ee Jenin ee ku taalla daanta galbeed, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiin.
Maxay tahay sababta aad loogu adkeeyay Amniga Nairobi
Waxaa aad loo adkeeyay amaanka agagaarka aqalka madaxtooyada dalka Kenya iyo magaalada Kisumu ,kadib markii ay soo dhamaatay muddo 14 maalmood ah oo mucaaradku ay soo saareen.
‘’Haan gunbay ka Tolanta ‘’ | Ciidan anshax xun oo jooga saldhigyada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladnimada kama sixi karno xafiisyada sare ee wa in aan ka bilowno dib u tayeynta saldhigyada degmooyinka (Oobiyada) ,maamullada degmooyinka ,laan ,waax ilaa tabbeelle. Maxkamadaha degmooyinka oo shacabka ugu adeega garsoor ku qottoma caddaalad IWM. Waxaan tagay saldhig boolis . Waxaan la yaabay sarkaalka Oobiga qorayay iyo askari kale oo aan lebisneyn...
MUQDISHO : Gaari lagu qarxiyay magaalada Muqdisho & khasaaraha jira
Muqdisho (Raxanreeb ) Warara kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax maanta oo Khamiis ah ka dhacay degmada Xamarwayne ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay xaafado ka tirsan Muqdisho ayaa si gaar ah uga dhacay agagaarka isgoyska Via Roma ee degmada Xamarweyne. Saraakiisha Dowladda ayaa sheegay in gaariga la qarxiyay uu ahaa mid...
Sheekh Shariif siduu uga hadlay muddo kordhinta laga karkarinayo Xasan Sheekh ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Markale ayuu ku celiyay Madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG Shariif Sheekh Axmed inuusan marna ogolaan doonin muddo kordhinta Xasan Sheekh uu ku doonayo inn xil haynta uu ku dhigto shanta sanno ee soo socota. Shariif Xasan waxa uu sheegay inuu soo dhawaynayo dadaal kasta oo lagu bixinayo muddo kordhinta qorshaheeda hadda laga...
Ammaanka caasimadda Kenya ee Nairobi oo sare loo qaaday
Nairobi (Raxanreeb ) Waxaa aad loo adkeeyay amaanka agagaarka aqalka madaxtooyada dalka Kenya iyo magaalada Kisumu ,kadib markii ay soo dhamaatay muddo 14 maalmood ah oo mucaaradku ay soo saareen. Hogaamiyaha isbahaysiga mucaaradka Kenya Raila Odinga, ayaa 22kii Febraayo ku hanjabay in uu hogaamin doono mudaaharaadyo waaweyn laga bilaabo 9ka Maarso haddii maamulka madaxweyne William...
Gobolka Banaadir miyuu wax ka qaban la’ayahay amniga & maandooriyaha
Muqdisho (Raxanreeb ) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada dadaalo uu ku doonayo inuu wax kaga qaybto dhibaatada faraha badan eek a jira magaalada Muqdisho kuwaas oo ay gaysanayaan , kooxaha cayaal-weerada ah. Ilaa iyo hadda maamulka gobolka Banaadir kuma guulaysan inuu wax ka qabto xaaladda amni ee caasimada iyo duleedyada magaalada Muqdisho oo dadka ay...
Shilgaari oo sababay dhimasho & dhaawac oo Muqdisho ka dhacay
Muqdisho (Raxanreeb ) Shil-gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta oo Khamiis ah ka dhacay Degmada Karaan ee magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in shilkan ay ku dhinteen laba qof – halka seddax kalana ay ku dhawaacmeen. Shilka ayaa yimid kadib markii Gaari nooca Soomaalida u taqaano Candho-meydlaha uu jiiray Mooto Bajaaj...
Xasan Sheekh oo saxiixay sharciyada kala ah Hay’adda NISA & cunaqabataynta maaliyadda
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha iyo awoodda dowladda ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Sharciga Korontada Qaranka. Munaasabadda saxiixa sharciyadda oo ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa...
Qaramada Midoobay oo ka hadashay sharciga cusub ee soo galootiga ee UK
Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga oo ka hadashay sharciga soo galootiga ee ay dowladda Ingiriiska soo jeedisay ayaa walaac weyn ka muujsay sharcigaas, iyada oo sheegtay inuu saaamayn ku yaalan doono dadka magangalyo doonka ah ee ku jira xaaladaha adag.

