Dilka wiilkan dhallinyarada ayaa warar horudhac ah oo soo – baxaya waxa ay sheegayaan in salka ku hayo dhac koox hubaysan ay la damacsanayeen marxuumka.
Cali Guudlaawe “deegaanadii laga xoreeyay Shabaab dadka ku nool waxay ahaayeen Maxaabiis cml”
Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa saacadihii lasoo dhaafay kormeer ku maray deegaanadii laga xoreeyey kooxda Al-Shabaab ee gobolka Shabeellada Dhexe.
Farxaan Jimcaale oo warbaahinta ku qaaday weerar tabinta warar Al-Shabaab
Weriyaasha Soomaaliyeed ayaa kulan duco ah magaalada Muqdisho ugu sameeyay Maxamed Ciise Koonaa iyo Cabdullahi Jaamac oo ka mid ahaa dadkii ku geeriyooday qaraxyadii Soobe 2.
Shirka Cimilada Adduunka oo maalintii labaad ka socda Sharm El-Sheikh.
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya hoggaamiyaal kala matalaya in ka badan 120 waddan oo dunida ah.
Cali Guudlaawe ‘’ Inta aan ka gudubno Hiiraan ayaan gaari doonaa Ceeldheer‘’
Madaxweynaha HirShabeelle ayaa sheegay in deegaanadii uu soo maray uu ku soo arkay xaalado aad u liita
Dowladda Federaalka ‘’ Waxaan xirnay Akoono ay lahaayeen kooxda Shabaab ‘’
Wasiir ku xigerenka Wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Cadalla ayaa sheegay in lacagahaas..
Weerar ku bilowday qaraxyo oo ka dhacay Deegaanka Qaayib.
agaalkan ayaa salka ku haya , ka did markii kooxda weerar ay ku qaadeen dadka deegaanka oo ku sugnaa duleedka degmada Baxda ee gobolka Mudug
MD Xasan oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada
Madaxweynaha ayaa dul istaagay dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab ee dhinacyada dhaqaalaha, fikirka iyo furimaha dagaalka, waxa uuna tilmaamay
Xil, Maxamed Macallimuu oo si weyn uga horyimid arrin ciidamada ay ku sameeyeen meydadka Al-Shabaab
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa si weyn uga horyimid in lagu dul ciyaaro meydadka dagaal-yahaanada Al-Shabaab, sida ka dhacday deegaan kamid ah kuwa lagu jabiyay kooxda
DF oo soo saartay liis looga mamnuucayo Culimada la macaamilka Al-Shabaab
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ku socda Culimada Soomaaliyeed, kaas oo looga mamnuucayo inay aadaan degaannada ay maamulaan ururka Al-Shabaab, sidoo kalena ay la magacaabilaan

