Weerarada hoobiyaasha ah ee lagu qaadayo Villa Somalia oo kordhay

Weerarada hoobiyaasha ah ee lagu qaadayo Villa Somalia oo kordhay

Muqdisho ( Raxanreeb ) Tira hobiyaal ah ayaa markale lagu garaacay xerada xalane ee ku taala gudaha magalada muqdisho

12 sacadood gadahoda ayaa waxaa  markii labaad  gudaha magalada muqdisho laga tuurayo tira hobiyaal ah ayada oo anan jirin cid losoo qabtay werarak hobiyaasha

Sidaan oganahay 16 degmo muqdisho waxaa jooga ciidamo police militey iyo ciidanka NISA sidaas ay tahay Alshabaab ayaa weeraro ka gaysta hadana wali lagu gulaysanaynin.

Dowladda Federaalka Soomaaliya wax faahfaahin ah ma aysan ka bixin hoobiyaashan maanta markale lagu garaacay Madaxtooyada Soomaaliya.

Todobaadkii hore ayay ahayd markii tiro hoobiyaal ah lagu garaacay Villa Soomaaliya oo ku taalla degmada Wartanabadda ee magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published.