Category: Warar

Home » Warar » Page 729
Post

Guudlaawe ‘’ Waan ka aarsan doonaa Argagaxisadda ‘’

Jowhar (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa ka tacsiyeeyay geerida ciidamadii iyo saraakiishii saaka ku shahiiday weerarkii ay khawaarijtu kusoo qaaday deegaanka Hilowle gaab ee hoos yimaada degmada Ruunirgood. Madaxweynaha ayaa xusay in kooxda khawaarijta alshabaab oo saaka weeraro ku biloowday qaraxyo...

Post

Laftgareen &  Guddiga dib u heshiisiinta KGS oo wada- hadal u furmay

Baydhabo ( Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay maanta oo Jimca ah waxaa gaaray xubno ka mid ah Guddiga  dib u heshiisiinta ee uu  magacaabay Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya. Guddigan ayaa u jeedkooda ah sidii ay  meel isugu keeni lahayeen maamulka Madaxwayne cabdicasiis Laftagareen iyo xubnaha mucaaradka kuwaas oo diidan in xukunka uu sii joogo...

Post

Xasan Sheekh ‘’ Waxa jira rag ka tirsan Al- Shabaab oo qabiil lagu difaaco ‘’                                         

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcada kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Khawaarijta, amniga, ilaalinta xasilloonida iyo arrimaha ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Madaxweynaha ayaa baaq nabadeed u jeediyey dhinacyada arrinta ka taagan Laascaanood. “Way na dhibaysaa dilka...

Post

Somaliland oo ciidamo gaysay duleedka Laascanood & dadka oo heegan ku jira

Laascanood (Raxanreeb ) Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo fara badan ay soo dhoobtay meel kaabiga ku haysa magaalada Laascanood ee gobolka Sool , halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ka taagnayd  kacdoon shacab. Goobjoogayaal ku sugan magaalada Laascanood ayaa sheegaya in  in ciidankan saacadihii la soo dhaafay ay wadeen dhaq-dhaaq ciidan oo...

Post

Golaha wasiirrada oo Nisa ansaxiyay

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada, halkaasi oo lagu ansixiyey sharci isbeddel weyn ku sameyn doona hay’adda NISA.

Post

Dhimashada qaraxyadii Maxaas oo gaartay 35 qof

Dhimashada labadii qarax ee shalay ka dhacay magaalada Maxaas ayaa gaartay 35 qof, halka dhaawuna uu yahay 40, sida uu wakaalada wararka ee Reuters uu u sheegay Xasan-kaafi Maxamed Ibraahim oo ah taliye ku-xigeenka booliiska maamul goboleedka Hirshabeelle.

Post

Laascaanood oo laga saaray ciidamada Somaliland

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay uu markale dagaal culus ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaad deegaanka ah oo ka soo horjeedo maamulka Hargeysa.