DEG- DEG : Weerar ka dhacay duleedka Xarardheere.

Xarardheere ( Raxanreeb ) Dagaal xooggan ayaa ininka ka socda Deegaanka Beer-faarax oo waqooyiga ka xiga Degmada Xarardheere

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa Weerar ku qaaday Deegaankaas oo ay ku dhuumaalaysanaayeen khawaarijta Al Shabaab

Saraakiisha ka tirsan Ciidamada ayaa warbaahinta Qaranka soomaliyeed u xaqiijiyay inay weerareen saldhig ay khawaarijtu ku lahaayeen Deegaankaasi

Baashi Media News

Leave a Reply

Your email address will not be published.