Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay ka soo qaybgaleen shirkii Caalamiga ahaa ee TICAD8 ee lagu qabtay magaalada Tunis
Daacish oo xirtay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Lama oga halka xaalku u uku danbeyn doono iyo waxa uu noqon doono go’aanka Dowladda iyo saraakiisha ku baxay xaalada
Puntland halkee ka istaagtay Khilaafka Wasaaradda Maaliyadda ?
Khilaafka ka dhex jira dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa ku soo aadeyo,
Maxkamadda Sare ee Kenya oo amartay in dib loo tiriyo codadkii la dhiibtay.
Maxkamadda ayaa diidday codsi uu u gudbiyay madaxweynaha la doortay Kenya ee William Ruto
Ciidamada Danab oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Shabeellaha Dhexe
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB Gaar ahaan Ururka 7aad Guutada 16-aad ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka sameeyeen degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle
TPLF ”Soomaalidu waa in aysan ka qayb – noqon dagaalka Itoobiya”
Kumannaan qof ayaa lagu dilay dagaalka gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya
Cabdalla Cabdalla ku xigeenkii hore ee NISA oo darajadiisii dib loogu soo celiyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed
Maamul- goboleedyada oo xiriirka u jaray Wasaaradda Maaliyadda DF
Maamul goboleedyada ayaa sheegay in wasaaradda maaliyadda ay jabisay heshiisyadii...
Qarax ka dhacay Muqdisho iyo Faah Faahin dheeraad ah
Warar ayaa kasoo baxaysa qarax duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Wadadda mashquulka badan ee Maka Al-mukarama, kaasi oo dhaliyey khasaare.
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo kulan la yeeshay Safiiradda UK
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulsha ayaa kulan la qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska iyo koox ka socotay Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) ee Safaaradda Ingiriiska.









