Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay weeraro culus ku qaadeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi oo hoostaga dowlad goboleedka Galmudug.
Caruur & Hooyooyin ku geeriyooday Hoobiyaal lagu garaacay Muqdisho.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalmihii u dmabeeyey ka dhacayey falal ammaan darri oo isugu jiro dilal, qaraxyo &
Hoobiyaal lagu duqeeyay Muqdisho ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhaawacantay
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay hoobiyeyaal saaka lagu garaacay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimaasho, dhaawac iyo burbur intaba
DG sida ay u doonayaan inay u fashiliyaan DF & Shirar ka socda Villa Somalia.
Xiriirka Maamul goboleed ayaa sii xumaaday maalmo uun ka dib markii Madaxwaynaha Dowlada Federaalka
Taliska nabad sugidda Koonfur Galbeed oo soo bandhigay Eedeysanayaal Al-Shabaab
Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo bandhigtay 11 xubnood oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab
Wasiirka Wasaaradda Cimillada oo kulan la yeelatay madaxa Hay’adda UNDP
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka & Isbeddelka Cimlilada Marwo Khadiija ayaa maanta la kulantay Wafdi uu hogaaminayay u qaybsnaha Soomaaliya ee Hey’adda UNDP Mr. Jocelyn Mason
Sudan oo u yeertay ergayga Itoobiya oo ka hadlay hub loo gudbinayay Tigreega
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Sudan, ayaa u yeertay safiirka Itoobiya u fadhiya dalkeeda, Yibeltal Aemeru, kaddib markii uu Khartoum ku eedeeyay inay ku xad-gudubtay xeerarka dublamaasiyadeed, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dawladda Sudan ee (Suna).
Deni oo magacaabay Taliya ciidanka Daraawiishta & Abaandulaha
Madaxweynaha Dowlad oboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne ee 31-da Agoosto 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Guud iyo Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta Puntland.
Ra’iisulwasaare Xamsa Barre oo kulan la qaatay Maamulaha Bangiga Adduunka Kristina
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson, oo ay ka wada hadleen wadashaqeynta Bangiga Adduunka iyo hey’adaha dowladda Federaalka
Dagaal ka dhacay Galbeedka Beledweyne Faah Faahin
Wararka naga soo gaaraya degaanka Ceel-Cadde oo 60km dhinaca Galbeed kaxiga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta halkaasi ay ku dagaalameen Ciidamada maleeshiyaadka Macawiisleyda & Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab









