Adis Ababa (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ka dhacay meela kala duwan ee dalka Itoobiya ah sida ay sheegayaan goobjoogayaal ku sugan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Dagaal ayaa ka dhacay mid ka mid ah deegaannada lagu muransan yahay ee u dhaxeeya gobollada Tigray iyo Amxaarada ee waqooyiga dalka...
Category: Wax ka Dheh
Catrain “Mustaqbalka Soomaaliya mugdi ayuu ku jiraa haddii…‘’
Garoowe (Raxanreeb )- Mar warbaahinta ay kula hadlaysay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catrain Laing ayay sheegtay in muhiim ay tahay in wada hadal iyo is qancin lagu dhameeyo muranka wax ka bedelka Dastuurka. Waxa ay sheegtay haweenaydan in ay muhiim ay u aragto in la qanciyo maamul goboleedka Puntland oo...
‘’Barlamaanka waxa aysan akhrin ayay meelmariyeen madaxwaynahana saxiixay’’
Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu saxiixay nuqulo ka mid ah Dastuurka KMG ah ee wax ka bedelkiisa uu muran badan ka jiro. Talaabadan uu qaaday Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cara badan waxa ay ku keentay siyaasiin badan kuwaas oo sheegay in dalka loo jiheeyay wado qardi jeex...
MUQDISHO : Dilal dhawr ah oo ka dhacay saacadihii la soo dhaafay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay saacadihii la soo dhaafay dilal kala duwan oo loo gaystay dad shacab ah kuwaas oo ka kala dhacay degmooyinka Muqdisho. Dilalkan ayaa la sheegay in intooda badan ay gaysteen kooxda Al- Shabaab oo dagaal kula jirta Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa muuqanaysa in kooxda Al- Shabaab ay kordhisay...
Siyaasi da’yar oo maxbuus ahaa oo madaxwayne ka noqday Senegal.
Dakar (Raxanreeb )- Toban maalmood ka hor doorashada madaxweynaha, oo ku beegan 14 maarso, Bassirou Diomaye Faye waxa uu ahaa maxbuus ku xiran xabsiga Cap Manuel ee ku yaalla duleedka koonfureed ee Magaalada Dakar. Laakiin talaadadii oo bishu ahayd 25 ka Maarso maalin ka dib doorashadii wadanka oo kusoo dhammaatay xaalad aan la saadaalin karin...
Xasan Sheekh oo isku dhabarjabinaya meel marinta Dastuurka.
Baraawe (Raxanreeb)- Xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Olole ugu jira sidii loo kala jabin lahaa in ka badan 70 xildhibaan kuwaas oo diidan xiligan wax ka bedelka lagu samaynayo Dastuurka KMG ah ee dalka. Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saacadihii la soo dhaafay qaabilo xildhibaano dhawr ah kuwaas oo uu kala hadlayay arrimo ku saabsan sidii...
FIQI oo jeediyay hadalo qabyaaladaysan , Wuxuu duray Farmaajo & Shariif.
Garoowe (Raxanreeb ) –Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in madaxwaynihii dowladii KMG Shariif Sheekh Axmed uu tago magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in shirka Garoowe ee Madaxwaynayaasha hore ee dalka Shariif iyo Farmaajo marnaba hortaagi karin in wax laga bedelo...
MW Xasan Sheekh oo ka soo muuqday ‘shaashadaha isaga oo ‘’dhaawac ah’’.
Muqdisho (KAAB )- Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah ka soo muuqday shaashadaha isaga oo dhawac ah. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galayay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday dhigata Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Waxa la arkayay Madaxwayne Xasan Sheekh oo u duuban tahay gacantiisa bidixda ah...
BIDEN “Israa’ii dekad KMG ah ayay ka dhisanaysaa GAZA”
GAZA ( Raxanreeb )- Xiisadda u dhaxeeysa Israa’iil iyo Xamaas ayaa sii kordhaysa , iyadoo dhanka kale ay socdaan dadaalada lagu doonayo in Marinka GAZA ay ka dhaqan gasho xabad joojin rasmi ah. In Maxaabiista la kala haysto la isku wareejiyo isla markaan si KMG ah loo dhaqan galyo xabad joojin waa qayb ka mid...
Boolisku muxuu ka yiri amniga caasimadda & Ramadaanka ?.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Taliska booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay qaadi doonaan talaabooyin ay ku sugi doonaan amniga caasimada inta lagu jiro bisha Barakaysan ee Ramadan. Waxa uu Taliska uu sheegay in ciidanka Dowladda ay laba – laabi doonaan howlgalada ay ku doonayaan ay ku sugaan ammaanka caasimada si buu yiri dadka ay ugu...









