Muqdisho (Raxanreeb ) – Maxkamada G/Banaadir oo maanta bilaabeysa dhageysiga maxkamadeynta Sayid Cali Macalin Daa’uud oo xaaskiisa Luul Cabdicasiis Maxamed gubay taas oo ugu dambeyn geeriyootay. Luul waxey weli iyadoo meyd ah ku jirtaa Ferinjeer,Qoyskeeda ayaa diiday in la aaso inta laga maxkamadeynayo ninka gubay. Dhageysiga dacwaddam ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalaya ehellada labada...
Category: Wax ka Dheh
‘’Xasan Sheekh lagama hadli karo Dastuurka’’ Khayre ayaa yiri ‘’talo halagalyo‘’
Garoowe (Raxanreeb) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waqtiga badan la soo galiyay dhamaystirka Dastuurka hadana uu marayo meel gaba gaba ah oo la furi doono. Xasan Sheikh wuxuu sheegay, wax ka beddel kaste oo lagu sameeyo dastuurka in ay dhaqan galayaan marka la gaaro dowladda soo soo socota. Wuxuuna sheegay in...
FALCELIN : DENI oo bahdilay Xasan Sheekh & amar uu siiyay ku xigeenkiisa.
Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa si aad ah loogu falceliyay muuqaal madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya oo soo galay Hall-ka lagu caleemasaarayay Deni oo ay u istaagteen Xasan Sheekh madaxdii joogtay hase ahaatee kursigiisu aan ka kicin saciid. Waxa ku jiray muuqaalkaas sidoo kale madaxwayne Saciid Deni oo ku amraya sida loo fasiray ku xigeenkiisa inuusan istaagan oo...
NACAYB : Rabshado ka dhashay Cayaaraha Maamul Goboleedyada Dalka.
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa la hakiyay cayaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ka dib rabshado ka dhacay cayaarihii shalay ee KGS Iyo Galmudug. Warqad ka soo baxday wasaaradda cayaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in si KMG ah loo joojiyay cayaaraha kubadda cagta inta xal laga gaarayo wixii dhacay oo nacayb badan abuuray....
Mareykanka oo si kulul u canaantay Itoobiya -‘’ Jooji fargalinta ‘’ ayuu yiri.
NewYork (Raxanreeb ) Waxa isa soo taraya , baaqyada ka soo baxay dalal badan oo la caalamka oo la xiriira in si wada hadal ay ku jirto lagu dhameeyo khilaafka sii kordhaya ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Arrimahan ayaa salka ku haya ka dib markii maalmo ka hor itoobiya ay qaatay talaabooyinka ka caraysiiyay...
ARRIMAHA BULSHADA : Wax soo saarkii beeraha oo gabaabsi ah.
Muqdisho (Raxanreeb) Waxaa gaabis ah wax soo saarkii beeraha xilligan fatahaadihii dhowaan ka dhacay maamulka Koonfur Galbeed darteed. Beeralayda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in saamayn ba’an ay ka soo gaartay daadkii roobka watay ee ka da’ay gobolada Baay iyo Bakool. Keliya ma ah halka dhibaatadu ka taagan tahay Koonfur Galbeed waxa sidoo kale...
Ciidanka Dowladda oo howlgal wada & dagaalo ka socda dalka.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo amniga lagu sugayo waxa ay ka wadaan , deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka. Saraakiisha Dowladda ee hoggaaminaysa howlgalada ayaa sheegaya in inta badan ay beegsadeen goobihii laga saaray kooxda Al- Shabaab ee deegaanada mudug iyo Galgaduud. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sii...
NUXURKA : Warmurtiyeed laga soo saaray wada- hadaladii DFS & Somaliland.
Jabuuti (Raxanreeb ) Warmurtiyeedka Shirka Djibouti ee wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland’ Ayadoo laga ambaqaadayo dardargelinta Geeddi-socodka wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland ayaa waxaa shir socdey taariikhda u dhaxeysa 28 – 29 December 2023 isugu yimid dalka Djibouti laba wafdi oo ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh...
Maxkamad xukuntay in Trump uusan u tartami karin doorashada soo socota
Colorado (Raxanreeb ) Maxkamadda Sare ee gobolka Colorado ayaa xukuntay in Donald Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka. tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka. Go’aan taariikhi ah, ayay maxkamaddu ku xukuntay in Mr Trump...
MD Xasan ”Wiilkayga kama baxsan cadaalada Turkey waan la hadlay”
NEWYORK (Raxanreeb ) Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in wiilkiisa uusan ka cararin dalka Turkiga, kaddib markii shil geystay dhimasho uu ku galay magaalada Istanbul. “Wuxuu ahaa shil. Muu cararin, ee waxa uu u qabsaday qareen u doodaya ” ayuu yiri Madaxwayne Xasan Sheekh Intaas waxa uu hadalkiisa raaciyay Xasan oo ka jawaabay baxsadka wiilkiis...









