Category: Xog

Home » Xog » Page 29
Post

MD Xasan Sheekh oo bilaabaya socdaal uu ku kala bixinayo maamul- goboleedyada.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta berri ah bilaabi doono socdaal uu ku tegi doono qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa safarkiisa ka bilaabi doono gobolka Hiiraan, waxa uuna tegi doonaa furimaha dagaalka ee lagula dagaalamay Ururka Al- Shabaab. Madaxweynaha ayaa sidoo kale tegi doono Galmudug,...