Waxaa aad loo – hadal hayaa sababaha keenay in xabsiga uu dab ka kaco , oo la og yahay in shaqsiyaadka lagu xiro oo ah kuwo aad u dhaliila xukuumadda.
Month: October 2022
Aadan Madoobe muxuu ku arkay xarunta Hay’adda ka Hortaga Nuclear-ka ?
‘’ Waa talaabo aad u wanaagsan oo loo qaaday xagga nabad galyada Caalamka xarunta , waan bogaadinayaa howlwadaneeda xaruntan ‘’
Halka uu marayo howlgalka Sh.Dhexe & mid kale oo ka bilaabanaya KGS.
Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horkacaya howlgalkan sida ay sheegayaan xubno ka mid ah Dowladda.
Soomaaliua & Turkiga oo ka hadlay talaabada xigta shan sanno ka dib qarxii Soobe .
Madaxweynaha oo tilmaamay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay la qeybsanayaan muragada walaalahooda dalka Turkiga
Muwaadin Soomaali oo lagu dilay Koonfur Afrika
Toddobaadkaan waxa aaad u kordhay dilalka dhalinyarada Soomaalida ah Kooxaha Burcadda ah ay ugu geysanayaan meelo kamid ah dalka Koonfur Afrika, iyada oo maalmihii la soo dhaafay la dilay in ka badan Saddex Ruux
DF oo sheegtay in dib loo furayo deegaannada ay go’doomiyeen Al-Shabaab
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa sheegay in Al-Shabaab dhibaato iyo gumeyso ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed ee kunool guud ahaan dalka
Government Officials should stop pressure on the judiciary to influence Abdalle Ahmed Mumin’s case
Somali Journalists Syndicate (SJS), Somali Media Association (SOMA), Somali Independent Media Houses Association (SIMHA) and Somali Mechanism for Safety of Journalists (SMSG) call for the Somali government to stop the interference and pressure on the Somali judiciary, especially the judges and the prosecutors to press trump-up charges against Abdalle Ahmed Mumin, Secretary General of Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Mechanism for Safety of Journalists (SMSG). We call for his unconditional release
“Xulka Kubadda Cagta ee 17 jirrada waxay muujiyeen karti Hambalyo“
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo si dhow ula socday ciyaaraha xulka 17 jirrada ah ee ku matalayey qarankeenna Isreebreebka Afrika
Dowladda Jarmalka oo ku kaalmeyneysa Dhaqaale DFS
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan mira-dhal ah la qaatay Madaxda Horumarinta Afrika u qaabilsan Wasaaradda Dhaqaalaha iyo Arrimaha Horumarinta Caalamiga ah ee Dawladda Jarmalka
Soomaaliya oo ku guuleysatay Koobka CACAFA
Soomaaliya ayaa ku guuleysatay tartanka bariga iyo bartamaha Afrika kadib markii ay 3-1 kaga adkaatay South Sudan ciyaar ka dhacdey magaalada Addis Ababa