Day: October 14, 2023

Home » Archives for October 14, 2023
MUQDISHO : Askar ku geeriyootay kuwo kalena ku dhintay qaraxa lala eegtay
Post

MUQDISHO : Askar ku geeriyootay kuwo kalena ku dhintay qaraxa lala eegtay

Muqdisho (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax maanta degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan Dowladda Ciidanka qaraxa lala eegtay ayaa la sheegayaa in ay yihiin kuwa mina barista kuwaas oo inta badan   howlgalo ka fuliya degmooyinka qaar ee magaalada Muqdisho. Khasaare isugu  jira dhimasho iyo dhaawac ayay  ...

Muuse  Biixi oo hanjabaad adag u jeediyay SSC & Puntland
Post

Muuse  Biixi oo hanjabaad adag u jeediyay SSC & Puntland

Hargaysa (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Somaliland Muuse  Biixi Cabdi ayaa sheegay in  ay wadaan duyaargarow la  xiriira sidii markale  ciidanka maamulkaas ula wareegi lahaayeen  gobolada Sool iyo Sanaag. Madaxwaynaha Somalilad Muuse Biixi ayaa hanjabaad  u diray SSC-KHAATUMO iyo sidoo kale maamul ka Puntland, isaga oo ku tilmaamay inay yihiin cadowga Somaliland ku soo duulay. Lama aqbali...

Post

Bad Strategies Boost Al-Shabab – OpEd

There is not much left to debate on the dangerous aspect of al-Shabab’s demonic doctrine that proclaims Islamic values and functions as mindless terrorists or bloodthirsty hoodlums, at best. At its core, al-Shabab is what it is. However, in recent years it has been transforming away from its original monolithic nature. Aside from becoming decentralized...

Post

Gazans Scramble as Clock Ticks Down on Israeli Evacuation Orders

The latest: Israel’s military has announced a roughly six-hour window for Palestinians to continue fleeing south along specified routes inside of Gaza, as thousands vacate their homes following evacuation orders ahead of a possible Israel Defense Forces ground assault. “Follow our instructions — move south of Wadi Gaza,” said IDF spokesperson Richard Hecht during a...

Post

President Dr. Hassan Sheikh Mohamud: A Bold Optimist!

For the first time in years, a massive counter-insurgency operations are launched with core commitment led by the Somali leadership, international partners, local communities with the sole aim of rooting out the militant group of Al-shabab in Somalia. This operation’s first phase sparked by after a clash of defeat to Al-shabab by the former governor...

Post

A Call for Action: Recognizing Khatumo SSC as a Federal Member State

Introduction: The Somali Federal Government now has a unique opportunity to translate words into meaningful actions regarding the Khatumo/SSC State. After 33 years of separation rhetoric, we find ourselves at a historic juncture where we can celebrate the unwavering resilience and dedication of the people of Khatumo SSC. Their commitment to unity has not only come...

Mucaaradka Puntland oo si kulul uga hadlay hadalkii kasoo yeeray Deni
Post

Mucaaradka Puntland oo si kulul uga hadlay hadalkii kasoo yeeray Deni

Garoowe (Raxanreeb) – Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee maamulka Puntland ayaa si adag uga jawaabay hadalkii uu xalay jeediyay madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo uu ku sheegay in doorashada 2024 lagu qabanayo nidaamka qof iyo cod. Sidoo kale, dallada ay ku midaysan yihiin mucaaradka Puntland oo shir ku yeeshay Garoowe ayaa gebi ahaanba ka horyimid in doorashada...

Hogaamiyihii Xamaas ee koonfurta Israel oo la dilay , biyo la’aan ka jira GAZA
Post

Hogaamiyihii Xamaas ee koonfurta Israel oo la dilay , biyo la’aan ka jira GAZA

GAZA (Raxanreb )Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida Cali Qadhi, taliyihii Xamaas ee hogaaminayay weerarkii ay kooxda ku qaaday koonfurta Israel todobaad ka hor. Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in “diyaaradaha ay dileen Ali Qaadi, oo ahaa taliye shirkadeed oo ka tirsan ciidamada Hamas qeybta ‘Nukhba’. Sida laga soo xigtay ciidamada difaaca Israa’iil, 37-jirkan ayaa...