Month: October 2023

MD Deni laba daran mid dooro: Dhabbaha Mustaqbalka Puntland
Post

MD Deni laba daran mid dooro: Dhabbaha Mustaqbalka Puntland

Georgia (Raxanreeb ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taariikhdu markey ahayd 13-October-2023 la hadlay shacabka Puntland labo maalmood kadib markii uu ka soo laabtay safar uu dalka kaga maqnaa in ka badan 55 maalmood. Madaxweyne Deni ayaa ujeedka uu khudbadaasi ka lahaa waxa ay ahayd in uu adkeeyo taageerada xertiisa oo shaki ka qabay...

Post

Somalia’s violin novice to TV orchestra triumph in four years

Born at the start of Somalia’s civil war, Maryan Ali Mohamed dreamt of one day performing live on stage. She spent hours impersonating musicians on TV and always hoped to master an instrument. In 2019, she picked up her first violin. Now, the 33-year-old is one of 40 musicians forming a Somali orchestra. The East...

Post

Desert locust swarms detected in parts of Ethiopia

Desert locust swarms have been detected in five regions and one city administration across Ethiopia, an official said Saturday. Speaking at a press conference to state media outlets, State Minister for Ethiopia Government Communication Service Selamawit Kassa said desert locust swarms have been detected in Afar, Amhara, Somali, Tigray and Oromia regions as well as...

AS oo weerar ku qaaday fariisimo ciidan oo ku – yaala Galgaduud
Post

AS oo weerar ku qaaday fariisimo ciidan oo ku – yaala Galgaduud

Guraceel (Raxanreeb) Wararka laga helayo deegaano ka mid ah  gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas weeerar ay ku qaadeen maleeshiyaad ku saabsan kooxda Al- Shabaab Dagaalka ayaa qarxay kadib markii xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen deegaanka Burujeed oo u dhexeeya degmooyinka Guriceel iyo Ceelbuur oo ka wada tirsan gobolka Galgaduud Khasaaro...

Ma tuhun AS ayaa soo galay ninka la dhashay Roobow ee la xiray ?
Post

Ma tuhun AS ayaa soo galay ninka la dhashay Roobow ee la xiray ?

Muqdisho (Raxanreeb) Ciidanka Dowladda Soomaaiya ayaa xabsiga dhigay nin la dhashay hoggaamiye hore Al- Shabaab haatan ah  Wasiirka Arrimaha  Diinta iyo awqaafta Xukuumada Soomaaliya. Ninkan la xiray oo lagu magacaabo Ibraahim Roobow Cali ayaa katirsanaa guddiga tartanka adeegga xajka ee sanandkii hore iyo sidoo kale isla guddigan uu isbuucii hore uu mar kale magacaabay wasiir...

EU & Wadamo Kale oo Ku Dhawaaqay Hakinta Gargaarka Falastiin
Post

EU & Wadamo Kale oo Ku Dhawaaqay Hakinta Gargaarka Falastiin

GAZA  (Raxanreeb ) Inta badan wadamada Reer galbeed ayaa joojiyey gargaarkii ay siin jireen dadka reer Falastiin,waxaana Midowga Yurub oo ahaa deeq bixiyaha ugu weynaa ee Falastiin uu ku dhawaaqay inuu hakiyey deeq lacageed oo dhan 691 milyan oo euro, sababo la xirira dagaalka Xamaas ku qaaday Israa’iiil,sidoo kale dalalka Denmark iyo Sweden ayaa sidaas...